Hogaanka sare ee xarakada Al-shabaab ayaa (Gaalo-raacyo) ku tilmaamay qoysaskii dib ugu soo laabtay Muqdisho kadib markii ay ka carareen…
Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari waxaa bilihii u danbeeyey ka socdey dadaalo ay waxgaradka bulshadu ku doonayaan in dhaqaale…
Ururada haweenka ee gobolka Bari ayaa soo dhoweeyey heshiiskii lagu gaaray shirkii dhowaan kusoo gaba gaboobey magaala-madaxda Puntland ee Garoowe.…
Xarunta caadimaadka Suweyn Clinic Center ayaa maanta soo bandhigtay adeegyo caafimaad oo ay ku soo kordhiyeen adeegyada caafimaadka ay u…
Hordhac. Qaybtii koowaad ee faaladan waxaanu kaga soo hadlany Doorashadii Madaxweynaha talada haya, Dhismaha Xukuumadiisa & Waxa u qabsoomay mudadii…
Ciidamo badan oo Itoobiyaan iyo Soomaali isugu jira ayaa lagu soo waramayaa inay ka ruuqaansadeen degmada Doowlow ee gobolka Gedo,…
Gaantaal aan la ogeyn cidda soo riddey ayaa kusoo dhacay deegaan xeebeed ay Shabaabku fariisimo ciidan ku leeyihiin oo ku…
Nin meyd ah ayaa saaka aroortii lagu arkay duleedka degmada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal. Ninkan oo sida loo badinayo…
Garoonka diyaaradaha ee magaalada Garoowe waxaa shalay gelinkii danbe ka dhoofay wefdi Puntland ka socda oo uu horkacayo madaxweyne Cabdiraxmaan…
Waxaa Horseed Media soo gaarey bayaankii “Communiqu├®” ka soo baxay shirkii Garowe 2 ee looga hadlaayey mustaqbalka Dawladda Soomaaliyeed bisha…
Maamulka gobolka Mudug ayaa soo dhaweeyay go’aamadii ka soobaxay shirka wadatshiga Soomalida ee Garoowe 2 Gudoomiyaha gobolka Mudug maxamed Yuusuf…
Afhayeenka ciidamada Booliska ee dalka Kenya ayaa sheegay in mileeshiyada Al-shabaab ee qaybta ka ah shabakadda Al-qaacida ay toogteen 30…