Ciidamada nabad sugidda ee dowlada KMG ah ee Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qabtay gaari laga soo buuxiyey walxaha…
Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamuud Siilaanyo iyo wefdi uu hoggaaminaayo ayaa maanya ka duuley Garoonka diyaaradaha ee magaalada Hargeysa. Wefdiga uu…
Shirka wadatashiga Soomaaliyeed ee Garowe lagu soo gebagebeeyey ayaa ugu danbeyntii ka gudbey caqabado shirku ka gudbiwaayey maalintii u danbeysey,…
Maamulka xafiiska wasaaradda caafimaadka ee gobolka Bari oo Horseed Media waraysi gaar ah siiyey ayaa ka warbixiyey xaaladda caafimaad ee…
Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee DKG ah ee Soomaaliya ayaa saaka xukun dil ah ku fulisey askari horay dil u…
Munaasabad balaaran oo shahaadooyin iyo abaal marino lagu gudoonsiinayey arday ka qalin jebisey Machadka barashada xirfadaha ee New-Generation ayaa ka…
Magaala-madaxda Puntland ee Garoowe waxaa xalay lagu soo gaba gabeeyey wejiga 2-aad ee shirka wadatashiga arimaha Dastuurka ee Garoowe-2. Shirka…
Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobey ayaa meel-mariyey qaraar sheegaya in tirada ciidamada AMISOM ee hadda jooga Soomaaliya la gaarsiiyo 17…
Garowe February 18, 2012—–Shirkii Dastuur u sameynta Soomaaliya ee loogu magac daray Garowe2 isla markaana magaalada Garoowe ka soconayay saddexdii…
Shirka wadatashatiga Dastuurka ee Garoowe-2 oo mudo 3-maalmood ah magaalada Garoowe ka socdey ayaa caawa abbaare 06:30 habeen nimo ee…
Xafiiska Britain ee Arrimaha Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixiyey Ahdaafta Shirka London, waxaana ka soo baxay qoraal sidan u dhignaa:…
Koox weriyeyaal ah oo ka socda qaar kamid ah warbaahinta Caalamiga ah ayaa galabta soo gaarey magaala-madaxda Puntland ee Garoowe.…