Ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa cambaareeyey rabshadaha diineed ee dalkaas kadib markii weerarro lagu qaaday dhowr masaajid oo ku…
Madaxweyne Ku xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash iyo wafti uu hogaaminayo ayaa maanta gaari doono Magaalada Caluula ee Gobolka…
Ugu yaraan 18 qof ayaa geeriyooday, 16 kalena dhaawacyo ayaa soo gaaray ka dib markii uu dagaal uu dhexmaray Maxaabiis…
Ugu yaraan 8 qof oo isugu jira shacab iyo Askar ayaa ku geeriyootay qarax ka dhacay Koonfurta Magaaladda Galkacayo, 20…
Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed ducaale Geele Xaaf ayaa cambaareeyay weerarkii qaraxyada loo adeegsaday ee lagu qaaday kolonyo baabuur oo uu…
Some women in Sudan are opting to undergo female genital mutilation (FGM) a month or two before their wedding to…
Wararka ka imaanaya magaaladda Galkacayo ayaa sheegaya in Qarax gaari loo adeegsaday lagu weeraray Gawaari kolonyo ah oo uu watay…
Magaaladda Kismaayo ee xarunta gobolka J/hoose lagu soo gaba-gabeeyay shirkii wasiirada maaliyadda dowladda federaalka iyo dowladaha xubnaha ka ah. Shirkan…
Agaasimaha guud ee wasaaradda Duulista iyo garoomada Puntland Cismaan Cali Yuusuf (Xoosh) ayaa magaaladda Galkacayo kaga dhawaaqay in xukuumadda Puntland…
Ra’isul Wasaarihii hore ee xukuumadda federaalka Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke oo maanta soo gaaray magaaladda Garoowe ayaa sheegay in ujeedka…
Abwaan Cabdulqaadir Cabdi Yuusuf “Shubbe’ ayaa loo magacaabay Maareeyaha guud ee gollaha murtida iyo madadaalada ee dowladda Federaalka Somaliya Wareegto…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta daah furay shirka wasiirada Maaliyada dalka oo diirada lagu saarayo…