Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa caawa kulan la qaatay Raysal Wasaaraha xilgaarsiinta ee dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen…
Guddoomiyihii Deegaanka Garasbaaleey ee magaalada Muqdisho C/raxmaan Axmad Cali Garyare iyo labo kamid ah ilaaladiisa ayaa lagu dilay Qarax Miino…
Raysal wasaaraha xil-gaarsiinta ee dowlada federaalka Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa kulan casho iyo iswareysi ah la qaatay Madaxweyneyaasha…
Shirka Wadatashida arimaha doorashooyinka oo lagu waday in uu maanta ka furmo magaalada Muqdisho ayaa wararku ay sheegayaan in uu…
Hay’adda UNMAS oo Qaramada Midoobay u qaabilsan wax ka qabashada miinooyinka, ayaa maanta taliska Ciidanka xoogga dalka waxay ku wareejisay…
Raysal wasaare ku xigeenka Soomaaliya ee xilgaarsiinta, Mahdi Maxamed Gulled ayaa beeniyay warar lagu faafiyay warbaahinta Kenya oo sheegaya in…
Raysal wasaaraha xilgaarsiinta ee dowlada federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa Maanta xafiiskiisa kula kulmay qaar ka mid ah Wakiillada…
Madaxweynaha Muddo xileedkiisu dhamaaday ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timid Janaraal Cali Ismaaciil…
Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliya General Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa Taliyayaal cusub u magacaabay Saldhigyada Booliiska ee degmooyinka Dhuusamareeb iyo…
Ilo wareedyo ka tirsan hay’adaha ammaanka Soomaaliya iyo kuwa ajaanibta ah ee fadhigoodu yahay xerada Xalane ayaa sheegay in ay…
Ra’iisul Wasaarada Xukuumadda Xil-gaarsiinta dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa war kooban kasoo saaray halka ay marayaan howlihii arimaha…
Xubnaha Golaha Midowga Musharixiinta xilka Madaxweyne ee Soomaaliya ayaa shaki galiyay Howlaha hogaaminta arimaha doorashada ee Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Xilgaarsiinta…