Madaxweynaha xilku ka dhamaaday ee dowlada federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa waraaqaha aqoonsiga danjiranimo ka guddoomay Safiirka cusub ee…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si adag u cambaareyneysaa weerarkii ahaa hoobiyayaasha ee lagu bartilmaameedsaday xarunta shaqaalaha gargaarka bani’aadamnimo Xalane ee…
Wasaaradda caafimaadka Soomaaliya ayaa diiwaangelisay 139 kiis oo cusub oo ah COVID19 24kii saacadood ee lasoo dhaafay, taasoo wadarta guud…
25 kamid ah kooxaha argagaxisada ayaa la dilay halka 15 kale dhaawac soo gaaray ka dib duqeyn lala beegsaday saldhig ay…
Cutubyo ka tirsan ururka 6-aad ee Guutada 17-aad ee Gorgor ee Kumandooska Soomaaliya oo lagu soo tababaray dalka Turkiga ayaa…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamed Maxamuud (Filish) oo ay wehliyaan wasiiro ka tirsan xukuumada Soomaaliya ayaa…
Waxaa maanta oo Isniin ah Muqdisho ka amba baxaya Guddiga Dowladda Federaalka Soomaaliya u xil saartay Dacwadda muranka Badda ee…
Raysal Wasaare ku-xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed ayaa guddoomiyay shir deg deg ah oo Golaha Wasiirradu yeesheen, kaas oo diiradda…
In ka badan 25 qof ayaa la rumeysan yahay inay ku dhinteen qaraxii xalay ka dhacay Makhaayada Luul Yemeni ee…
Waxaa caawa goordhaweyd garax weyn uu ka dhacay nawaaxiga Dekada magaalada Muqdisho. Weli wax faah faahin ah lagama hayo khasaaraha…
Shirkii saddexaad oo ay isugu yimaadeen inta badan Midowga Musharixiinta badankood iyo Raysalwasaare Rooble ayaa habeenkii xalay natiijo la’aan ku…
Kulankii 3aad oo u dhaxeeya Raysal Wasaare Maxamed Xuseen Rooble iyo Midowga Musharraxiinta ayaa ka furmay Muqdisho. Shirka waxaa kaloo…