Qarax weyn oo loo adeegsadey gaari la aaminsan yahay in uu ahaa nooca xamuulka ayaa ka dhacay banaanka hore ee…
Guri ku dhaw Hotel Dayax oo maanta Muqdisho lagu weeraray ayaa dab qabsadey, guriga ayaa waxaa deganaa qoys, waxaana laga…
Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo kamid ah Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaaliga ah ee Soomaaliya ayaa ka hadley faro gelinta qaawan…
Ururka Al-Shabaab ayaa weerar xoogan ku qaaday magaalada Afgooye ee Shabeelada hoose, iyadoo sida la sheegayo weerarkan uu ka dhashay…
Mudanayaasha Aqalka sare ee Jamhuuriyadda Federaaliga ah ee Soomaaliya ayaa maanta u fariistey in ay doortaan shirguddoonka Aqalka sare, waxaana…
Abshir Maxamad Bukhaari oo ka tirsan xubnaha aqalka sare ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa ku guuleystay gudoomiye ku xigeenka koowaad aqalka…
Waxaa la soo geba-gabeeyey doorashadii ka socotay magaalada Muqdisho ee lagu dooranyey guddoonka aqalka sare iyo ku xigeenadiisa Horey doorashadaasi…
Mudanayaasha Aqalka sare ee Soomaaliya oo ka koban 54 mudane ayaa dooranaya Guddoomiyaha iyo labadiisa ku xigeen. Sida uu qabo…
Guddoomiyaha Aqalka Hoose ee Baarlamaanka Federaalka Maxamed Cismaan Jawaari ayaa kulan uu la yeeshay qaar kamid ah Murashaxiinta Madaxweynaha sheegay…
Mudanayaasha Aqalka sare ee Soomaaliya ayaa maanta oo Sabti ah dhegaysanaya khudbado ay soo jeedinayaan musharixiinta Afhayeenka Aqalka sare iyo…
Magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaaliya wararka ka aimanaaya ayaa sheegaya in uu dab xooggan ka kacay qeyb ka mid…
Hanti DhowrahaGuud eeQarankaSoomaaliya Dr. Nuur Faarax Jimcaale ayaa ka digay in hantida qaranka si aan sharci ahayn looga faa`iidaysto xiliga…