Ciidamada Israel ayaa maanta oo Talaada ah sheegay in ugu yaraan 21 askari lagu dilay tiro kalana lagu dhaawacay weerar…
Wasiirrada arrimaha dibadda ee Midowga Yurub ayaa Isniintii ku cadaadiyay Israa’iil in ay aqbasho dhismaha dowlada Falastiin kadib dagaalka Gaza,…
Barasaabka gobolka Florida Ron DeSantis ayaa ku dhawaaqay in uu joojiyey ololihiisa doorashada uu ku doonayey in uu ku noqdo…
Wasaaradda caafimaadka ee Gaza ayaa Axaddii sheegtay in tirada dhimashada ay kor u dhaaftay 25,000 iyadoo Israa’iil ay kordhisay weerarkeeda…
Labo ka mid ah dagaalyahannada Xisbullah ayaa la dilay Axaddii kaddib markii diyaarad aan duuliye lahayn oo Israa’iil leedahay ay…
Ciidamada ammaanka Turkiga ayaa 17 dagaalyahanada Kurdida ku dilay waqooyiga Ciraaq iyo waqooyiga Suuriya, sida ay sheegtay Wasaaradda Difaaca Turkiga…
Weerar ay Israa’iil ku qaadday caasimada Siiriya ee Dimishiq ayaa lagu dilay madaxii sirdoonka Ilaalada Kacaanka Iran iyo saddex kale…
Dowladda Suudaan oo ay dagaaladu halakeeyeen ayaa sheegtay in ay hakisay xubinimadeedii urur goboleedka IGAD, oo ah urur goboleedka bariga…
Laba ka mid ah maraakiibta Ciidanka Badda Boqortooyada Ingiriiska ee fadhigoodu yahay Bahrain ayaa isku dhacay Sabtidii, sida lagu sheegay…
Isu socodka gaadiidka badda ee mara marinka Suweys iyo badda cas ayaa inay istaagaan ku dhow kadib markii Xuutiyiinta ay…
Iran ayaa sheegtay maanta oo Jimce ah in ay si guul ah u fulisay dhoolatuska difaaca cirka iyada oo la…
Kuuriyada Waqooyi ayaa Jimcihii sheegtay in ay samaysay tijaabada hubka Nukliyeerka ee biyaha hoostooda taas oo jawaab u ah dhoolatusyada…