Xeerbeegtida New York ayaa ku amray madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump inuu siiyo Suxufiyadda E. Jean Carroll $83.3 milyan…
Maxkamada Adduunka ICJ oo maanta oo Jimce ah soo saartay go’aanka horudhaca ah ee dacwada Koonfur Afrika ka gudbisay Israel…
Maxkamad Milimani ee Nairobi ayaa maanta oo Jimce ah soo saartay go’aan inay kasoo horjeedo qorshaha ay dowladda Kenya ku…
R/Wasaare Ku-Xigeenka Dalka Ethiopia Demeke Mekonnen oo sidoo kale ahaa Wasiirkii Arrimaha Dibedda ee dalkaasi ayaa lagu waramay in uu…
Dowlada Ruushka ayaa ku eedaysay Ukraine in ay si bareer ah usoo riday diyaarad militari oo ah nooca xamuulka oo…
Madaxda Sirdoonka Mareykanka iyo Israel ayaa ku sugan magaalada Doxa ee dalka Qatar, xili uu socdo dadaal la doonayo in…
Ugu yaraan 20 falastiiniyiin ah ayaa ku dhintay 150 kalena waa ay ku dhaawacmeen duqeymo ay Israa’iil la beegsatay dad…
Israa’iil waxay sare u qaaday weerarka iyo duqeynta culus oo ay la beegsaneyso deegaanka Khan Yuunis ee koonfurta Gaza, halkaasi…
Wasaarada Gaashaandhiga Mareykanka ayaa sheegtay in Salaasadii shalay ay duqeyn la beegsadeen xarumaha maleeshiyaadka Ciraaq ee taageerada ka hela IRAN.…
Maleeshiyada Xuutiyiinta Yemen ayaa ku amray dhammaan shaqaalaha Maraykanka iyo Ingiriiska ee Qaramada Midoobay iyo hay’adahooda inay dalka uga baxaan…
Baarlamaanka Turkiga ayaa talaadadii shalay ansixiyay sharciga ku saabsan ka mid noqoshada Sweden ee NATO. 287 mudane ayaa Haa ku…
Diyaaradaha dagaalka ee Mareykanka iyo xulafadooda UK ayaa xalay duqeynmo la beegsaday saldhigyada kooxda Xuutiyiinta ee Yemen. Duqeyntan oo noqoneysa…