Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa xalay ku guuldareystay inay meel mariyaan qaraar uu soo jeediyay Ruushka oo ku baaqayay…
Booliiska Belguim ayaa subaxnimadii hore ee Salaasada gacanta ku dhigay nin looga shakisan yahay in uu hubaysnaa oo dilay laba…
Ninkan cadaanka ah oo lagu magacaabo Joseph Czuba ayaa Sabtidii lasoo dhaafay weerar ku qaaday qoys muslimiin ah oo kasoo…
Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa maanta oo Talaada ah gaaray Shiinaha si uu ula kulmo Xi Jinping, iyagoo xoojinaya xiriirkooda…
Ergeyga gaarka ah ee Shiinaha u jooga bariga dhexe Zhai Jun ayaa booqan doona gobolka, iyadoo uu socdo dadaalka xalka…
Madaxweynaha Masar Cabdifatax al-sisi oo maanta kulan la yeeshay Xoghayaha Arrimaha Dibada ee Maraykanka Antony Blinken oo maalmahan ku jiray…
Madaxweyne Ilham Aliyev ayaa calanka Azerbaijan ka taagay magaalada ugu weyn ee Nagorno-Karabakh maanta oo Axad ah, ka dib markii…
Ciidamada Ruushka ayaa guulo ka gaaray weerarkooda Ukraine, Madaxweyne Vladimir Putin ayaa sheegay maanta oo Axad ah, goobaha ay qabsadeen…
Waxaa sii xoogeysanaya banaanbaxyada lagu taageerayo Falastiin oo ka kala dhacaya dalalka Caalamka, iyadoo maanta oo Sabti ahayd ay banaabaxyada…
Israa’iil ayaa ku amartay dhammaan 1.1 milyan oo falastiiniyiin ah oo ku nool waqooyiga Qaza inay isaga baxaan, oo ay…
Sacuudi Carabiya ayaa hakisay wada-hadalladii xiriir rasmi ah oo ay yeeshaan Israa’iil, xili uu socdo dagaalka u dhexeeya Israa’iil iyo…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo ay wehliyaan Kuxigeenada G/Banaadir iyo Xoghayaha Guud…