Madaxweynaha Asarbayjaan, Ilham Aliyev ayaa diiday kulan uu soo qaban-qaabiyey Midowga Yurub oo todobaadkan ka dhacaya dalka Spain, shirkaasi oo…
Eyga Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden, oo lagu magacaabo (Commander / Taliye), ayaa laga saaray Aqalka Cad kadib markii uu weerar…
Ruushka ayaa laga yaabaa inuu u isticmaalo miinooyinka badda maraakiibta rayidka ah ee ku sugan Badda Madow, oo ay ku…
Aqalka Kongares-ka dalka Mareykanka ayaa u codeeyay in xilka laga xayuubiyo afhayeenka Aqalka Jamhuuriga Kevin McCarthy, taasoo ka dhalatay isqabqabsiga…
War kasoo baxay Wasaarada Arrimaha Gudaha ee dalkaasi ayaa lagu sheegay in loo qabtay illaa 1da bisha soo socota ee…
Ugu yaraan 21 qof oo ay ku jiraan laba carruur ah iyo dalxiisayaal ajaanib ah, ayaa ku dhintay habeenimadii Arbacada…
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa Isniintii oggolaaday hawlgal amni ee ciidamada shisheeye ah oo loo diro Haiti, sannad ka…
Isniintii shalay ayey bilaabatay dhageysiga dacwada musuq maasuqa ah ee loo heysto shirkadaha iyo ganacsiga Madaxweynihii hore ee Maraykanka Donald…
Hindiya ayaa u sheegtay Canada inay waajib ku tahay inay dib u ceshato 41 dublamaasiyiinteeda dalkaasi marka la gaaro 10ka…
Ciyaar kubadda cagta ah oo dhexmari lahayd xulalka Sacuudiga iyo Iran ee ka tirsan tartanka Champions League ee qaaradda Asia…
Qof isa soo miidaamiyay ayaa walxaha qarxa ku qarxiyay afaafka hore ee xarunta wasaaradda Arrimaha guddaha ee magaalada Ankara ee…
Ugu yaraan 13 qof ayaa ku dhintay dab ka kacay goob lagu caweeyo oo ku taal dalka Spain, sida ay…