Madaxweynihii hore ee Gaambiya Yahya Jammeh ayaa ku dhawaaqey subaxnimada sabtida in uu si rasmi ah xilka u wareejinaayo, isla…
Xili ay weli socoto xafladaha caleemo saarka Madaxweynaha cusub ee Maraykanka Donald Trump oo maanta xilka loo dhaariyey ayey magaalada…
Donald John Trump ayaa loo dhaariyay inuu noqdo madaxweynaha 45-aad ee dalka Mareykanka, munaasabad ka dhacday aqalka Capitol Hill ee…
Dowlada Faransiiska ayaa hirgelinaysa Hay`ada qaabilsanaan doonto mashaariicda Masaajidada iyo xarumaha Islaamka uu ku leeyahay dalkaasi. Mashruucan oo uu ku…
Maxkamada Militariga ee Jubaland ayaa xukun dil ah ku riday Askari maalin kahor ku dilay qof rayid ah magaalada Kismaayo.…
Taliyaha Booliiska ee degmada Goldogob ee gobalka Mudug ayaa xilka si habsami leh ugu wareejiyey Taliyaha cusub oo degmadaasi loo…
Saacadaha soo socda waxa xilka madaxweynaha maraynkanka loo caleemo saari doonaa Donald Trump oo xilka kala wareegaya madaxeynihii hore ee…
Hanti DhowrahaGuud eeQarankaSoomaaliya Dr. Nuur Faarax Jimcaale ayaa ka digay in hantida qaranka si aan sharci ahayn looga faa`iidaysto xiliga…
Wasaarada Deegaanka, Daaqa, Dalxiiska iyo Duurjoogta Puntland oo kaashanaysa hay’ada Care international ayaa maanta magaalada Garowe tababar Sadex cisho…
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” iyo Guddoomiye ku xigeenka koobaad ee Golaha…
Iyadoo maalinimadii shalay la soo gabagabeeyay qabashada codsiga araajida murashixiinta u tartamaya guddoonka aqalka sare, ayaa Guddiga Qaban qaabada Doorashada…
Ururka Midowga Afrika ayaa si rami ah ugu dhawaaqay in heshiis laga gaaray mushaharkii iyo gunnooyinkii ka maqnaa Ciidamada Burundi…