Diyaaradaha dagaalka Israel ayaa duqeeyay magaalada Baalbek ee Dooxada Bekaa oo 70km barriga uga beegan caasimada Lubnaan ee Beyruut Isniintii shalay.…
Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa soo gaba-gabeysay dhageysiga dacwada loo heysto eedeysane Sayid Cali Macalim Daa’uud oo ku eedeysanaa In uu…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan saagootin ah la qaatay Safiirka sii baxaya ee Dowladda…
Gudoomiyaha degmada Qardho mudane Cabdi Siciid Qaal oo ay weheliyaan Gudoomiye ku-xigeenada Gobolka iyo degmada, Kusimaha Xoghayaha Dawladda Hoose Ee…
Guddoomiye Ku-xigeenka Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sacdiyo Yaasiin Xaaji Samatar ayaa maanta shir guddoomisay kulanka 18-aad ee labada…
Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa maanta markale u fariisaneysa dhageysiga dacwad ciqaabeed uu eedeysane ka yahay Sayid Cali Macallim Daa’uud oo…
Dhoolatus Milateri oo uu hogaaminayo Mareykanka oo loogu magac daray “Justified Accord” ayaa maanta oo Isniin ah ka furmaya dalka…
Wasiirka Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS, Xasan Macallim Maxamuud oo booqasho rasmi ah ku jooga Dooxa iyo wasiirka Cadaaladda dalka…
Waxaa maanta magaalada Carmo ee gobolka Bari lagu soo gabagabeeyey Shirkii Nabadaynta Beelaha Walaalaha ee ku diriray deegaanka Sheerbi. Shirkan…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay Safiirka cusub ee Jamhuuriyadda Kenya ay u…
Ciidamada Mareykanka iyo Ingiriiska ayaa Sabtidii qaaday mowjado cusub oo duqeymo ah oo lala beegsaday 18 bartilmaameed ee Xuutiyiinta Yemen,…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Wasiiru Dowlaha Gaashaandhiga ee Dowladda Ingiriiska…