Ugu yaraan 5 qof ayaa ku dhimatay kuwa kalena waa ku dhaawacmeen sanaadiiq gargaar ah oo hawada Gaza lagu daadiyey,…
Ugu yaraan 275 arday ayaa la la’yahay kadib markii rag hubeysan ay weerareen iskuul ku yaalla waqooyi-galbeed dalka Nigeria, weerarkan…
Madaxweynaha Jamhuriyadda Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dhambaal hambalyo ah u diray guud ahaan haweenka dunnida, gaar ahaan haweenka…
Milateriga Mareykanka ayaa deked ku meel gaar ah ka sameyn doona Gaza si gargaar badan uu u gaaro dhulka go’doonsan…
Turkiye signed an offshore oil and natural gas cooperation deal with Somalia on Thursday, the Turkish Energy Ministry said, further…
Turkiga ayaa Soomaaliya la saxiixday heshiis iskaashi oo dhanka saliidda iyo gaaska dabiiciga ah maanta oo Khamiis ah, sida ay…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tababbar u soo xiray cutubyo ka mid noqonaya Ciidamada Side Gaarka…
Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayay Ra’iisul Wasaare, Xamsa Cabdi Barre.…
Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Isimadii dhaqanka ee ka shaqeynayay nabadeynta Beelaha Walaalaha…
RIYADH: Saudi Minister of Foreign Affairs Prince Faisal bin Farhan participated on Wednesday in a meeting of the Ministerial Working…
Xuutiyiinta ayaa Arbacadii shalay duqeeyey Markab Xamuulka qaada oo marayey meel 50 mile u jirta xeebta dalka Yemen. Gantaalada nooca…
Madaxweynaha Senegal Macky Sall ayaa shaaciyey xiliga ay dhici doonto Doorashada, kadib xiisadii ka dhalatay dib-u-dhigista doorashada oo horey loo…