Kooxda Talibanka ee la wareegtay awooda dalka Afghanistan ayaa Salaasadii ku dhawaaqay Xukuumada kumeel gaarka ah, xubnaha la magacaabay ayaa…
Ugu yaraan 41 qof ayaa ku dhimatay 70 kalena dhaawacyo ayaa kasoo gaaray markii uu dab ka kacay aroornimadii hore…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Xilgaarsiinta Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa sheegay in Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhamaaday uu carqaladeynayo ka gungaarista kiiska…
Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhamaaday ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa digreeto uu soo saaray ku magacaabay xilal cusub…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka qeyb galay munaasabad ballaaran oo lagu maamusayay heshiiskii dhawaan…
Saaxiibadda beesha Caalamka waxaa ay ugu baaqayaan madaxda kala duwan ee Qaranka inay sii wadaan dedaalkooda ku aadan arimaha doorashada…
There is a growing rift between Somalia’s president and prime minister over the disappearance of a female intelligence agent, Ikraan…
A village in Somalia has banned tree cutting as a way of protecting the environment, and anyone found cutting down…
Xukuumadda Puntland ayaa taageertay go’aankii uu Ra’iisul Wasaare Rooble shaqada kaga joojiyay Agaasimihii Hay’adda Nabad sugidda iyo Sirdoonka Fahad Yaasiin…
Dooxada Panjshir ee Waqooyi-Bari dalkaasi Afghanistan ayaa ahaa goobta kaliya oo aysan u suurto gelin Talibanka inay qabsadaan, dhulkaasi oo…
Ciidamada gaarka ah ee militariga dalka Guinea oo Axaddii shalay inqilaab xilka uga tuuray Madaxweynihii dalkaasi Alpha Conde ayaa sheegay…
Midowga Musharixiinta Xilka Madaxweyne ee Soomaaliya ayaa soo dhaweeyay go’aankii uu Ra’iisul Wasaare Rooble shaqada kaga joojiyay Agaasimihii Hay’adda Nabad…