Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka ayaa maanta kulan ku saabsan Aqrinta Xeer Hoosaadka uu ku shaqeeyo Golaha ku leh xarunta…
Ciidamada Ammaanka gaar ahaan kuwa Booliska ee Soomaaliya ayaa howlgallo ka sameeyey Xaafado katirsan degmada Deeyniile ee Gobolka Banaadir kadib…
Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay Guddiga Amniga ee munaasabadda caleema saarka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya, oo dhawaan…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta xarigga ka jaray dugsiga hoose dhexe ee agoonta Ciidanka Booliska…
Madaxweynaha Dowladda federaalka ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta lagu wadaa inuu safarkiisii ugu horeeyey ku gaaro Magaalada Baydhabo…
Wasiirka Awqaafta iyo Diinta XFS Sheekh Cumar Cali Rooble ayaa ka kulmay Wasiirka Xajka iyo Cumrada ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya…
Ergayga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u Qaabilsan Arrimaha Bani-aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha, ayaa warbaahinta la wadaagayaa xaaladda haslista ah…
Wasiirka Amniga XFS Cabdullaahi Maxamed Nuur ayaa Madaxda Dowladda ugu baaqay in ay ilaaliyaan shuruucda waddo marista maadaama dacwad ka…
Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha Gurmadka Abaaraha Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa kulan la yeeshay Safiirka Dowladda…
Gudoomiyihii Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal, Muuse Geelle Yuusuf ayaa beeniyay wararka sheegaya inay doonayeen in ay fasaxaan kursiga uu…
Agaasimaha cusub ee Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka NISA Mahad Maxamed Salaad NISA ayaa si rasmi ah xilka ugala wareegay…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa soo saaray Go’aan uu ku kala diray dhammaan Guddiyadii kasoo shaqeeyay…