Dadka uu dilay cudurka Coronavirus ee ka dilaacay dalka Shiinaha ayaa gaadhay 1016 qof taasi oo ka badan tiradii dadkii…
Madaxweynaha dowladda federaalka Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wada hadallo kula yeeshay magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya Madaxweynaha Golaha Midowga…
Gudoomiyaha Ururka Midowga Afrika, Muuse Faki Maxamed oo maanta khudbad uu ka jeediyay Shirweynaha 33-aad ee midawga Afrika ay isugu…
Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa khudbad ka jeediyay Meertada 33-aad ee Shir Madaxeedka Midowga Afrika Madaxweynah ayaa…
Qoraal kasoo baxay Wsaaradda Cadaaladda, Arrimaha Diinta, Dastuurka iyo Dhaqan-celinta dowladda Puntland ayaa gebi ahaanba lagu hakiyay shaqada xafiisyadda Noootaayooyinka…
Axmed Cilmi Cismaan Karaasha Madaxweyne ku xigeenka Puntland ayaa maanta ka dhoofay Magalaada Garoowe caasimada Puntland isaggoo ku wahajan Dalka…
Cabdirashiid Maxamed Axmed Wasiirka Patroolka Soomaaliya oo dhawaan gaaray Magaalada Kharduum ee dalka Suudaan ayaa maanta booqday Safaarada Soomaaliya ee…
Xoghayaha guddiga dib u eegista Dastuurka labada aqal ee Baarlamaanka Dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya Xuseen Sheikh Maxamuud ayaa sheegay…
Nowadays, the scramble of gulf countries over Somalia is becoming dominant and can be seen in domestic politics of Somalia.…
Xildhibaanada aqalka sare ee dowladda federaalka ayaa maanta ansixiyay hindise sharciyeedka duulista rayidka oo ay soo gudbisay xukuumadda Federaalku Kulanka…
Madaxweyne Ku- xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa Shahaadooyin guddoonsiiyay Saraakiil ka tirsan Hay’adaha WFP iyo UN-OCHA,…
Axmed Cilmi Cismaan Karaash Madaxweyne ku xigeenka Puntland ayaa daah-furay dhismeyaal cusub oo lagu kordhiyay Guryaha Qoysaska Ciidanka Asluubta, waxaana…