Madaxweynaha Dawlada Puntland Saciid Cabdilaahi Deni ayaa xilkii ka qaaday Agaasimaha Guud ee Raadiyaha iyo Tvga Dawlada Puntland Jamaal Arab…
Aqalka Senate-ka Mareykanka ee ay u badan yihiin xibisga Jamhuuriga ayaa u codeeyay in madaxweyne Trump uusan wax dambi ah…
Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa war qoraal ay soo saartay waxay ku eedaysay dowladda Kenyan inay faragalin siyaasadeed iyo mid amni…
Wasiirka Beeraha Dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya Sacii Xuseen Ciida Iyo Wasiirka Deegaanka, Beeraha iyo Isbedelka Cimilada Puntland Ismaaciil Gama’adiid…
Boqor Burhaan Boqor Muuse iyo wefti uu hoggaaminayo oo maalmaha booqasho ku jooga Saldanada Cumaan ayaa waxaa martiqaad u sameeyay…
Amb. Daahir Maxamuud Geelle Wasiirkii Hore ee Warfaafinta DFS ayaa sheegay inuu yahay Musharax u taagan xilka Madaxweynaha Soomaaliya sanadka…
Safaarada Soomaaliya ee Dalka Chinna ayaa war-saxaafadeed kasoo saartay xaalada muwaadiniinta soomaaliyeed ee Dalka Chinna, Safaarada ayaa xaqiijisay in 50…
Sadiq Xirsi Warfaa Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka qeybgalay shir weynaha mustaqbalka shaqada oo ka…
Guddoomiyaha Xisbiga Wadajir C/raxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa ku dhaliilay dowladda Federaalka ee Soomaaliya inay dayacday ardayda Soomaaliyeed ee ku go’doonsan…
Ciidanka kumaandooska XDS ee Danab ayaa dilay horjooge Maxamed Xuseen “Abuu Muxsin” oo ka tirsanaa Al-Shabaab, kadib howlgal qorsheysan oo…
Amir Rahimpour oo dowladda Iiran ay ku soo eedaysay inuu u jaajuusayay hay’ada sirdoonka maraykanka ee CIA, islamarkaana isku dayay…
Ciidamada Booliska ah ee Dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa dalbaday waaran caalami ah oo lagu soo qabto Wasiirkii Amnigga…