Axmed Cabdi Kaariye oo loo yaqaan Qoorqoor ayaa loo doortay inuu noqdo madaxweynaha cusub ee maamul goboleedka Galmudug. Qoorqoor ayaa…
Deegaanka Bacda oo hoostaga Degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan ayaa waxaa ka bilaawdey kulamo al loogu raadinayo dagaal beeleed ka…
Madaweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa sheegay in doorashada maanta ka dhaceysa Magaalada dhuusamareeb ay tahay mid…
Maxkamada Ciidamada qalabka sida qeybta 60-aad ayaa maanta soo gabagabeesay dacwad loo heesto askar katirsan ciidanka xooga dalka. Maxkamada ayaa…
Wasiirada arrimaha dibadda Jaamacadda Carabta oo kullan degdeg ah ku yeeshay Magaalada Qaahira ee dalka Masar ayaa ka hor yimid…
Qoraal ay soo saartay Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda, ayey ku sheegtay in khamiista soo socota la billaabayo bixinta Baasaboorka, waxaana…
Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya, Donald Yamamoto ayaa xalay qoraal kooban oo uu soo saaray ku sheegay in si dhow uu…
Wasaaradda caafimaadka Puntland ayaa maanta garoonka diyaaradaha General Mohamed Abshir Garoowe ka daahfurtay baaritaanka dadka ka imaanaya dibada si looga…
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, waxa uu maanta xafiiskiisa ku qaabiley safiirka midowga yurub u qaabilsan Jamhuuriyadda Somaliland iyo Soomaaliya…
Madaxtooyada Maamulka Jubbaland ayaa waxay xaqiijisay in Cabdirashiid Xasan Cabdinuur (Janan) uu weli yahay Wasiirka Amniga ee Maamulka Jubbaland. Abshir…
Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya waxaa saaka ka dhacay laba qarax, Qaraxa koowaad ayaa lala eegtay Gaari uu la socday…
Maanta oo sabti ah Golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya waxa ayna ka doodi doonaan Sharciga…