Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) iyo qaar kamida Golaha Wasiirada ayaa lagu casuuumay Markab kamida kuwa Ilaalada…
Qaar ka mid ah waalidiinta reer Puntland ayaa ka codsaday madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya in Ardayda Puntland degdeg loogu fasaxo…
Isimo iyo odoyaal dhaqaamed ka soo jeeda degaamadda Puntland iyo dowladda Degaanka Soomaalida Itoobiya ayaa maanta gaaray magaaladda Muqdisho halkaasi…
Shirkii gollaha wasiirada Puntland oo uu shir goddoominayay madaxweyne ku-xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaasha ayaa maanta oo looga hadlay…
Garoonka diyaaradaha Cigaal International ee Magaaladda Hargaysa ayaa laga geeyay kooxo dhakhaatiir ah oo ka hortega Fayruska ka dilaacay wadanka…
Guddoomiye Ku-xigeenka Barlamaanka Puntland Abukaate Cabdicasiis Cabdullahi Cusmaan ayaa guddi ka kooban 5 Xubnood u saaray inay dabagalaan Go’aankii barlamaanka…
Ugu yaraan 36 qof oo shacab ah ayaa la xaqiijiyay in lagu dilay weerar ka dhacay gobolka Beni ee Bariga…
Hay’ada Nabadsugidda iyo Sirdoonka qaranka ee Nisa ayaa shaaca ka qaaday in ay soo qabatay shabakad ururka Alshabaab u qaabilsanayd…
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi deni oo xalay ka qaybgalay xaflad ka dhacday Nairobi ayaa ku ammaanay siyaasiyiinta Soomaalida Kenya kaalinta…
Safiirka Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Shiinaha Danjire Cawaale Cali Kullane oo ka warbixinayay xaaladda muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku…
Magaalada Dhuusa-mareeb waxaa maanta ka dhacdey dhagaysigga khudbadaha Musharaxiinta Xilka Madaxweynaha Galmudug kuwaas oo iska diiwaangeliyay gudigga doorashada Galmudug garab…
Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa soo saaray Qaraar ka dhan ah heshiiska qarniga oo caasimada Qudus lagu…