Muwadiniinta Baytul Cali Saleebaan Aldaaroodi ee Dalka Cumaan ayaa magaaladda Salalah waxay marti-qaad ugu sameeyeen Boqor Burhaan boqor Muuse iyo…
Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC) ayaa lagu wadaa inuu kulan deg deg ah ku yeesho magaalada Jeddah ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya…
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa xalay booqday cusbitaalka gargaar gaar ahaan xarun lagu dabiibo, islamarkaana qalliinno loogu sameeyo carruurta…
Howgalkan oo ay si wadajir ah u fuliyeen ciidanka dowladda Soomaaliya iyo Mareykanka ayaa lagu beegsaday xarumo Alshabaab ku leeyihiin…
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad, ayaa maanta oo Axad ah quraac sharafeed ugu sameeyay…
Boqortooyada Sucuudiga ayaa ka horjoogsatay wafti ka socday dowladda islaamiga Iiran inay ka qaybgalaan shirka ururka iskaashiga Islaamla ee OIC…
Wasiirka Arrimaha Dastuurka Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta gudoomiyay kulan-howleed u dhaxeeyay Wasaaradda Arrimaha Dastuurka, Gudigga Baarlamaanka ee La-socodka…
War qoraal ah oo ka soo baxay Safaaradda Mareykanka ee Muqdisho ayaa u hambalyeysay Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) oo…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo u diray Madaxweynaha iyo Madaxweyne K/Xigeenka cusub ee Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed…
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa u hambalyeeyey madaxweynaha cusub ee Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi…
Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa kormeeray Xarunta Warbaahinta Qaranka, gaar ahaan Muuqaal-baahiyaha SNTV2 ee dhawaan lagu soo…
Warsaxafadeed kasoo baxay Xafiiska Madaxweynaha Hirshabeele Maxamed Cabdi Waare ayuu ugu hambalyeey amadaxweynaha Cusub ee loo doortay Maamulka Galmudug Axmed…