Maxkamada derejada kowaad ee gobolka Bari ayaa maanta xukun Saddex Sanadood ah ku riday Agaasime Waaxeed loo haystay eedaymo musuqmaasuq,…
Madaxweynaha dowlada Federaalka Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Magaaladda Adis-ababa kaga qaybgalay shir madaxeedka midowga Afrika ayaa la kulmay Ra’isul Wasarayaasha…
Milateriga Maraykanka ayaa sheegay in Labo askari lagaga dilay wadanka Afganistan, Lix kalena dhaawacyo ay soo gaareen ka dib markii…
Madaxweynaha dowladda Federaalka Somaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ku sugan xarunta midowga afrika ee Adis-ababa ayaa booqday Derbiga hoolka Nelson…
Wasiirka warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska xukuumadda federaalka Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa sheegay in dowladda Federaalku ay ay soo dhowaynayso…
Taliska ciidamada Mareykanka ee AFRICOM ayaa sheegay in ay duqeyn la beegsadeen dhismo ay argagixisadu ku leeyihiin meel ku dhow…
Golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay Hindise sharciyeedka Doorashooyinka Qaranka Heer Federaal, Sharcigaan waxaa…
Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka qeyb-galaya Meertada 33-aad ee Shirka Madaxda Dowladaha iyo dalalka ku mideysan…
Wasiirka Maaliyadda dowladda Xasan Shire Abgaal oo ah Gudiga dib-u-habaynta Ciidamada Dawladda Puntland ayaa maanta ka bilaabay magaaladda Bosaso diwaangalinta…
Toogasho ka dhacday Wadanka Thailand ee koonfur Bari qaarada Aasiya ayaa waxaa ku geeriyooday 20 qof ka dib markii Askari…
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay Sharciga Baatroolka dalka, kaddib markii labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyaddu ay…
24 saac ee la soo dhaafay waxaa u dhintay Cudurka Coronavirus 86 qof, waxaana u xanuunku soo ridatay 3000 qof…