Maxkamada Sare ee ismaamulka Karnataka State ee koonfurta dalka India ayaa ogolaatay go’aanka maamulkaasi uu iskuulada uga mamnuucay inay gabdhaha…
Ciidamada Jamhuuriga Iran ayaa sheegtay 12 gantaal oo Axaddii shalay lala beegsaday magaalada Erbil ee caasimada u ah Ismaamulka kurdida…
Suxufigan oo lagu magacaabo Brent Renaud ayaa lagu dilay deegaanka Irpin oo 10km waqooyi-galbeed uga beegan caasimada Ukraine ee Kiyeef.…
Ruushka ayaa maanta oo Axad ah duqeyn la beegsaday Saldhig militari oo ku yaal deegaanka Yavoriv ee galbeedka dalka Ukraine una…
Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin oo ay weli ka go’antahay inuu ku guuleysto duulaanka uu ku qaaday dalka Ukraine ayaa qorsheenaya…
Safiirka Dowladda Soomaaliya u fadhin doono dalalka Scandinavian-ka, gaar ahaan dalka Sweden, Danjire Mohmed Hassan Abdi ayaa si diiran loogu…
Magaalada Antalya ee koonfurta dalka Turkiga ayaa waxaa khamiistii ka dhacay kulanka Wasiirada Arrimaha Dibada ee Ruushka iyo Ukraine, dadaalkan…
Dowlada Ruushka ayaan wax qareeno ah usoo dirin dhageysiga dacwad ka timid dowlada Ukraine oo la horgeeyey Maxkamada Caalamiga ah…
Ciidamada Ruushka ayaa saaka oo Isniin ah sheegay inay xabada joojinayaan si ay fursad usiiyaan inay shacabka reer Ukraine isaga…
Dowlada Maraykanka ayaa sheegtay inay wadahadal kula jiraa xulafadooda qaarada Yurub sidii gebi ahaan loo joojin lahaa iibka batroolka laga…
Dowlada Kuuriyada Waqooyi ayaa maanta oo Axad ah sheegtay inay ku guuleysatay tiijaabinta Dayax-gacmeed cusub oo ah nooca wax basaasa.…
Dowladaha Ruushka iyo Ukraine ayaa markii ugu horeysay ku heshiiyey in wado loo furo dadka shacabka ah ee ku go’adoonsan…