Raysal Wasaaraha xil-gaarsiinta ee dowlada federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka hadlay doorashadii maanta ka dhacday baarlamaanka Puntland oo…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa gaaray magaalada Mombasa Dalka Kenya halkaa oo uu wadahadal kula…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Dowlada…
Raysal wasaaraha xil-gaarsiinta ee dowlada federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan is xog wareysi waxa uu galabta hoygiisa kula…
Raysal wasaaraha xil-gaarsiinta ee dowlada federaalka Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka horyimid wareegtadii madaxweyne Farmaajo ku hakiyey heshiisyada hay’adaha…
Raysal wasaaraha xil-gaarsiinta ee dowlada federaalka Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka Arimaha Dibadda ee dalka Kenya…
Dawladda Faransiiska ayaa ugu deeqday dowladda Federaalka Soomaaliya 108,000 oo darsin oo tallaalka Cudurka halista ah ee COVID-19 ee AstraZeneca,…
Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda xil-gaarsiinta ee Soomaaliya ayaa fasaxday dhammaan Shaqaalaha Hay’adaha Dawladda Federaalka iyo kuwa gaarka ah.…
Raysal wasaaraha xil-gaarsiinta ee dowlada federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa hambalyo u diray Guddiga doorashada gobolada waqooyi ee Garabka…
Shirka Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo uu shir guddoominayay Ra’isul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayuu ugu horeyn ka siiyey…
Kulan fogaan arag ah oo ay xalay yeesheen Madaxda Golaha Wadatashiga Qaranka uuna shir guddoominayay Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble…
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka wakhtigiisa dhamaaday ee Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal ayaa kulan la yeeshay guddiga xaqiijinta qoondada haweenka…