Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre oo kulan la qaatay Guddiga Madaxa-bannaan ee dib-u-eegista iyo hirgelinta Dastuurka KMG ah,…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Cabdikariim Xuseen Guuleed oo horey u soo noqday Madaxweynaha Galmudug u magacaabay…
Ra’iisul Wasaaraha XFS Xamse Cabdi Barre oo ka qeyb-galay Munaasabad Af-fur ah oo lagu maamuusayey sannad-guuradii koowaad ee ka soo…
Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Isutagga Imaaraadka Carabta Ahmed…
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeekka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Cali Xaaji Aadan ayaa booqday Hooyo Soomaaliyeed oo Afar Gabdhood…
Wafdi uu hugaaminayo Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa Maanta Gaaray Magaalada Xudur ee Caasimada Gobolka Bakool. Magaaladan…
Shirka Golaha Wasiirrada oo uu guddoomiyay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Xamse Cabdi Barre ayaa lagu ansixiyey Qaraarka Nidaaminta Gaadiidka Mooto…
Ciidanka Boliiska Soomaaliya gaar ahaan kuwa saldhigga degmada Wartanabadda ayaa gacanta kusoo dhigay nin lagu eedeeyay in uu dil ugaystay…
Isxaaq Cabdiraxmaan Maxamed oo muddo ka tirsanaa Ururka Al-Shabaab ayaa isku soo dhiibay qeybta 60-aad ee ciidanka xoogga dalka. Isxaaq…
Dawladda Soomaaliya oo ka hadashay wejiga labaad ee hawlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab ayaa sheegtay in looga dan leeyahay in…
Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar ku qaabilay Wakiilka…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre, ayaa dhagax-dhigay Warshadda Sameynta Burka oo ah tii ugu horreysay ee nooceeda…