Xasan Aadan Nuur (Ilkacase), Gudoomiye Kuxigeenkii hore Maamulka & Maaliyadda ee Gobolka Baay, kaas oo mar sii horreysay xilka iska…
Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa gaaray Degmada Ceelberde ee Gobolka Bakool, halkaas oo…
Wasiirka arrimaha gudaha, federaalka iyo dib u heshiisiinta Axmed Macallim Fiqi iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goordhow gaaray magaalada Xudur…
Degmada Ceelberde Gobolka Bakool waxaa ka socda diyaargarow Ururka Al-shabaab looga xureynayo deegaanada gobolka Bakool oo 10 sano ka hor…
Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ku qaabilay Wasiirka Gaashandhiga Cabduqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo…
Wasiirka Gashaandhigga XFS Cabdulqaadir Maxamed Nuur oo uu wehliyo Taliyaha Ciidanka xoogga dalka Generaal Odawaa Yuusuf Raage ayaa gaaray maagaalada…
Ciidanka xoogga dalka oo kaashanaya maamulka gobolka Bakool ayaa howlgallo ka dhan ah kooxda Al-shabaab ka sameeyey deegaano dhowr ah…
Kulan uu soo qaban-qaabiyay Gudoomiyaha Gobolka Bakool, Maxamed Cabdi Tool, ayna ka qaybgaleen Saraakiisha Guutada 9aad, Qaybta 60aad ee Ciidanka…
Qarax geystay khasaare dhimasho iyo dhaawac ah ayaa ka dhacay degaan lagu magacaabo Ceeldheere oo ka tirsan gobolka Baay. Qaraxa…
Ciidamada Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ee ku sugan gobolka Baay ayaa howlgallo ka dhan ah Ururka Al-shabaab ka sameeyay…
Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Wafdi uu Hogaaminayey ku xigeenka Xoghayaha Guud ee…
Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa xabsiyo kala duwan ku xukuntay 15 qof oo lagu helay inay gaysteen fal…