Madaxweyne ku-xigeenka dowlad goboleedka Galmudug Cali Daahir Ciid ayaa manta booqasho ku tagay Magaalada Garoowe ee Caasimada Puntland Madaxweynaha waxaa…
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Puntland, Cabdirisaaq Axmed Siciid oo ay wehliyaan Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad, Maxamed Baarri Shire iyo Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad,…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta ka qeybgalay Munaasabadda xilwareejinta Madaxweyne Ku-xigeenkii hore ee Dowladda Puntland Mudane Axmed…
Beesha caalamka ayaa soo saartay bayaan ay kusoo dhawaynayo sida ay u dhacday doorashadii madaxtinimada ee shalay ka dhacday Puntland.…
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Cabdirisaaq Axmed Siciid oo ay wehliyaan Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad Maxamed Baari Shire iyo Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad Maxamed…
Doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku-xigeenka Puntland ayaa maanta oo Isniin ah ka ka bilaabatay magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal.Guddoomiyaha…
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Mudane, Cabdirisaaq Axmed Siciid oo ay wehliyaan Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad, Maxamed Baari Shire iyo Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad…
Guddiga Doorashadda Madaxweynaha & Madaxweyne ku-xigeenka Dawladda Puntland ayaa maanta shahaadooyin Guddoonsiiyey qaar kamid ah musharixiinta buuxisay shuruudaha tartanka xilka…
Guddoomiyaha baarlamaanka Puntland Cabdirisaaq Axmed Siciid ayaa magacaabay guddiga doorashada madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka Puntland. Guddiga doorashada ayaa soo…
Baarlamaanka Puntland ayaa maanta oo khamiis ah 04/Jan/2024, waxay doorteen guddoomiyaha cusub ee golaha wakiilada iyo kuxigeenadiisa 5-sanno ee socota…
Musharaxiinta madaxweynaha Puntland ayaa si adag uga horyimid liiska xildhibaanada baarlamaanka oo ay soo gudbiyeen guddiga xallinta khilaafadka iyo ansixinta…
Guddiga Ansixinta iyo xalinta khilaafaadka golaha wakiilada dowladda Puntland ayaa caawa shaaciyey xildhibaanada cusub ee kamid noqonaya baarlamaanka 6aad ee…