Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Mudane, Cabdirisaaq Axmed Siciid oo ay wehliyaan Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad, Maxamed Baari Shire iyo Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad…
Guddiga Doorashadda Madaxweynaha & Madaxweyne ku-xigeenka Dawladda Puntland ayaa maanta shahaadooyin Guddoonsiiyey qaar kamid ah musharixiinta buuxisay shuruudaha tartanka xilka…
Guddoomiyaha baarlamaanka Puntland Cabdirisaaq Axmed Siciid ayaa magacaabay guddiga doorashada madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka Puntland. Guddiga doorashada ayaa soo…
Baarlamaanka Puntland ayaa maanta oo khamiis ah 04/Jan/2024, waxay doorteen guddoomiyaha cusub ee golaha wakiilada iyo kuxigeenadiisa 5-sanno ee socota…
Musharaxiinta madaxweynaha Puntland ayaa si adag uga horyimid liiska xildhibaanada baarlamaanka oo ay soo gudbiyeen guddiga xallinta khilaafadka iyo ansixinta…
Guddiga Ansixinta iyo xalinta khilaafaadka golaha wakiilada dowladda Puntland ayaa caawa shaaciyey xildhibaanada cusub ee kamid noqonaya baarlamaanka 6aad ee…
Isimmada Dhaqanka Puntland oo caawa kulan isugu yimaaday magaalada Garoowe ayaa ka shiray xaaladda Puntland, arrimaha doorashooyinka iyo go’aankii isimmada…
Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa dhaliilay shirka Jabuuti uga socda, madaxweynaha Soomaaliya, Xassan Sheekh Maxamuud iyo madaxweynaha Somaliland, Muuse…
Taliyaha Saldhiga degmada Qardho Ayaanle Cabdi Maxamed ayaa gacanta ku dhigay eedeysanayaal baxsad ah oo u dhashey dalka Suuriya kuwaas…
Qaar ka mid ah murashaxiinta mucaaradka ah ee Puntland oo xalay war soo saaray ayaa sheegay in hadalkii dhawaan ka…
Alle ha u naxariistee, waxaa shil gaari oo ka dhacay Qayaadsame ku geeriyooday Suldaan Cabdicasiis Afguduud oo ahaa Musharax madaxweyne…
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Cabdirashiid Yuusuf Jibriil ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Guddiga Ansixinta iyo Xallinta Khilaafaadka Golaha Wakiillada…