Guddiga xallinta khilaafaadka iyo ansixinta golaha wakiiladda Puntland, ee lagu muransan yahay, ayaa sheegay inay si rasmi ah u bilaabatay…
Ciidamo wata gaadiidka dagaalka ayaa la wareegay xarunta Golaha Wakiilada Puntland saakey oo Axad ah. Ciidamada la wareegay ayaa ah…
Qaar kamid ah Mushaarixiinta Mucaaridka ah ee Puntland ayaa ka horyimid guddiga xallinta Khilaafaadka doorashada ee uu magacaabay madaxweyne Deni.…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Sicidii Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 67 ee 12-da December 2023 kuna saabsan…
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni ayaa ugu danbeyn xalay ku dhawaaqay inuu diyaar u yahay in Doorashada Puntland xiligeeda ku…
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni ayaa maanta oo Khamiis ah Baarlamaanka Puntland u gudbiyey Lifaaqa 5aad ee Dastuurka ee lagu…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo dhaweeyey miro-dhalka dadaallada odeyaasha dhaqanka Puntland ee ku aaddanaa qabsoomidda…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Qasriga Madaxtooyada casho sharaf ugu sameeyay Isimo, Gacansato, Waxgaradka, Culimaa’udiin, iyo Qurbojoog…
Isimmada SSC-Khaatumo ee hormuudka ka ahaa xalinta khilaafka ka taagan doorashooyinka Puntland ayaa maanta kulan la qaatey Madaxweynaha Puntland Siciid…
Maalmihii u danbeeyey waxaa caasimadda Puntland ee Garoowe ka socdey dedaalo lagu xalinaayo ismari-waaga ka taagan doorashada Puntland ee loo…
Fadhigii Xildhibaanada Golaha Wakiilada Puntland ee maanta oo Axad ah ayaa ka duwanaa kuwii hore, kadib markii fadhigii maalintii Khamiista…
Golaha wakiilada ee Puntland ayaa maanta oo Axad ah isugu yimid shirkoodi. Kadib markii maalintii Khamiista ee todobaadkii hore fadhigoodi…