Ukraine ayaa sheegtay inay si taxadar leh uga fiirsanayso go’aan si lama filaan ah uu u shaaciyay Ruushka. Go’aanka uu…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre oo booqasho rasmi ah oo saddex cisho ah ku jooga waddanka Jabuuti…
Xildhibaan u olaleeya in UK ay aqoonsato Somaliland oo iska casilay xil uu ka hayay golaha wasiirada
Xildhibaan Sir Gavin Williamson oo ka tirsanaa golaha wasiiradda ee UK ayaa xilka iska casilay kadib markii lagu eedeeyay handadaad.…
Ilhaan Cumar ayaa markii saddexaad ku guleysatay doorashada kuriga degmada ee shanaad ee gobolka Minnesota ee Congress-ka Mareykanka. Xildhibaanad Ihaan…
Dalka Mareykanka waxaa maanta Doorasho saameyn xooggan ku yeelaan doontaa jiheynta qaranka gaar ahaan saameynta siyaasiyiinta iyo awoodda xisbiga talada…
Dowladda Talyaaniga ayaa 35 nin ka hor istaagtay inay ka degaan markab soo badbaadiyay muhaajiriin doonayay in ay ku deggaan…
Magaalada Sharm El-Sheikh ee dalka Masar waxaa maalintii labaad ka socda shirweynaha 27-aad ee Qaramada Midoobay ee sanad kasta looga…
Diyaarad nooca rakaabka ah ayaa ku burburtay harada Victoria gaar ahaan gobolka Kagera ee dalka Tanzania. Kooxaha dab damiska iyo…
Ra’iisul wasaaraha Pakistan, Shehbaz Sharif, ayaa beeniyay eedeymaha uga yimid hogaamiyaha mucaaradka ahna Ra’iisul wasaarihii hore ee dalkaas Imran Khan…
Maxamuud Cabbaas, Madaxweynaha Falastiin, ayaa ugu baaqay xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka Anthony Blinken in uu ku cadaadiyo mas’uuliyiinta Israa’iil inay…
Ra’iisul wasaarihii hore ee Pakistan Imran Khan oo markii ugu horeysay ka hadlay weerarkii lagu dhaawacay ayaa Ra’iisul Wasaaraha xilka…
Guddoomiyaha guddiga xuquuqda aadanaha ee Qaramada Midoobay Volker Tuerk ayaa ku baaqay in dib loo bilaabo wadahadaladii dalka Yemen ee…