Dibad-baxayaal kumanaan ah oo kamid ah taageerayaasha Raii’sal wasaarihii hore ee Pakistan Imran Khan, ayaa isku soo baxay ka dhigay…
Vladimir Putin, Madaxweynaha Ruushka ayaa mar sii horreysay beeniyey inuu wax damac ah ka leeyahay inuu hub Nukliyeer u isticmaalo…
Elon Musk, ninka ugu hodansan adduunka ayaa kusoo gaba gabeeyay $44bn, oo u dhiganta (£38.1bn) oo uu kula wareegay shirkadda…
Ra’iisal wasaarihii hore ee Pakistan Imran Khan ayaa ku baaqay isu-soo baxyo ka dhacaya dalka Pakistan. Imran Khan ayaa sheegay…
Filippo Grandi, Madaxa Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Qaxootiga ayaa sheegay in loo baahan yahay tallaabooyin deg deg si loo…
Barta WhatsApp-ka oo ay dad badan si weyn u adeegsadaan ayaa hawada ka maqan, waxay arrintan saameysay dad isticmaala WhatsApp…
Dagaal beeleed ka socda gobolka Blue Nile ee dalka Sudan ayaa la sheegay inay ku dhinteen in ka badan 250…
Rishi Sunak ayaa lagu wadaa inuu noqdo ra’iisul wasaaraha cusub ee UK, isagoo bedelaya Liz Truss, Ra’iisul wasaarahii ugu wakhtiga…
Diyaarad dagaal oo ay leeyihiin militeriga Ruushka ayaa ku dhacday meel la dagan yahay oo ku taalla koonfurta Siberia, sida…
Dalka Britian ayaa maanta oo Isniin ah yeelanaya Ra’iisal wasaarihii saddexaad muddo sannad gudihiis ah. Xilka Ra’iisal wasaaraha waxaa ku…
Xi Jinping ayaa markii saddexaad noqday hoggaamiyaha Shiinaha kadib kulan toddobaad socday oo looga hadlayay xoojinta maamulka xisbiga shuuciga ee…
Afhayeen u hadlay maamulka Taliban ayaa sheegay in Ciidamada ammaanka ee Taliban ay howlgal ka fuliyeen magaalada Kabul lagu dilay…