Dowladda Soomaaliya ayaa cambaareysay duqeynta ay Israa’iil ka geysatay Isbitaalka Al-Ahly ee Gaza kaas oo ay ku dhinteen boqollaal Falastiiniyiin…
Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa soo saaray bayaan uu ku cambaareynayo weerarka lagu qaaday isbitaal ku yaalla…
Ugu yaraan 500 qof oo shacab ah ayaa ku dhintay duqeyn Israel goordhaweyd la beegsatay isbitaalka Ahli Arab ee ku…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ganacsatada Soomaaliyeed la yeeshay kulan ku aaddan doorka ay…
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa xalay ku guuldareystay inay meel mariyaan qaraar uu soo jeediyay Ruushka oo ku baaqayay…
Booliiska Belguim ayaa subaxnimadii hore ee Salaasada gacanta ku dhigay nin looga shakisan yahay in uu hubaysnaa oo dilay laba…
Ninkan cadaanka ah oo lagu magacaabo Joseph Czuba ayaa Sabtidii lasoo dhaafay weerar ku qaaday qoys muslimiin ah oo kasoo…
Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa maanta oo Talaada ah gaaray Shiinaha si uu ula kulmo Xi Jinping, iyagoo xoojinaya xiriirkooda…
Ergeyga gaarka ah ee Shiinaha u jooga bariga dhexe Zhai Jun ayaa booqan doona gobolka, iyadoo uu socdo dadaalka xalka…
Taliska Booliska Soomaaliyeed ayaa sheegay in qaraxii is-miidaaminta ahaa ee xalay fiidkii ka dhacay magaalada Muqdisho afaafka hore ee maqaayadda…
Madaxweynaha Masar Cabdifatax al-sisi oo maanta kulan la yeeshay Xoghayaha Arrimaha Dibada ee Maraykanka Antony Blinken oo maalmahan ku jiray…
Madaxweyne Ilham Aliyev ayaa calanka Azerbaijan ka taagay magaalada ugu weyn ee Nagorno-Karabakh maanta oo Axad ah, ka dib markii…