Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo saakay ka ambabaxay magaalada Muqdisho…
Madaxweyne Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa digreeto uu soo saaray waxaa uu sameeyay isku shaandhayn balaaran kuwaas oo xilkii looga qaaday…
Wareegto ka soo baxdey Madaxweynaha jamhuuriyadda Federaaliga ah Maxamed Cabdullaahi Maxamed oo subaxnimada Khamiista soo gaartey saxaafadda ayaa lagu magacaabey…
Ra`iisul wasaaraha xukuummadda federaalka ah ee Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa kulan la qaatay Madaxa Haweenka Qaramada Midoobay u…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulan la qaatay dhaqaaleyahannada Soomaaliyeed ee xubnaha ka ah…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa soo saaray wareegto uu shaqada kaga joojiyey…
Joornaalka ´The New York Times” Aug.10, 2018 wuxuu daabacay qoraal uu qoray Madaxweynaha Turkiga Rajab Dayib Erdogan. Wuxuu ku saabsanyahay…
Wasiirka Wasaaradda Howlaha Guud iyo dib udhiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Ibraahim Axmed Geeseey ayaa sheegay in Xukuumadda Soomaaliya…
Ilhan Cumar oo ahayd Xildhibaan ka tirsan gobolka Minnesota ayaa habeenkii xalay ku guuleysatey in ay noqota Musharaxa Xildhibaanka Aqalka…
Maamulka Jubbaland ayaa maanta oo Arbaco ah waxa ay magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose ka soo musaafurinayeen saraakiil…
Waa barnaamij socon doona 2018 ilaa 2021 kaas oo loogu tala galay in lagu hormariyo garsoorka dalka oo mudooyinkan…
Kalfadhigii Golaha Wakiilada Puntland ayaa maanta soo saarey lifaaqa doorashada 2019, waxaana ay wax ka beddeleen lifaaqii hore ee doortashada,…