Duuliye Ruush ah oo u goostay Ukraine isagoo wata diyaarad helikobter oo ah nooca Mi-8 , ayaa heli doona abaal-marin…
Garsoore Mareykan ah ayaa ku xukumay Enrique Tarrio, hogaamiyihii hore ee kooxda midigta fog ee Proud Boys, 22 sano oo…
Madaxweynaha JFS mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kormeer ku tagay xerada ciidamada Guutada Cali binu Abiidaalib ee degmada Maxaas ayaa…
Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda ayaa ka qeyb galay Shirka Cimilada Afrika oo ka dhacaya dalka Kenya. Shirkan oo ay kasoo…
Wararka laga helaayo Magaalada Maxaas ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in halkaasi uu ka dhacay qarax weyn oo magaalada laga…
Wasaaradda waxbarashada ee Puntland ayaa maanta oo taariikhdu tahay 05 September 2023 si rasmiya u shaacisey natiijada imtixaanka dugsiyada sare,…
Madaxweynihii hore ee dowlad goboleedka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa si ba’an u weeraray qaabka loo wado dagaalka ka dhanka…
Hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong Un ayaa la filayaa in uu kulan la qaato madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin, sida uu…
Guddoomyaha Xisbiga Shaqaalaha ee Punland Cabdrashiid Sheekh Maxamuud ayaa eedeyn culus u jeediyey Afhayenka Golaha wakiilada ee Puntland Abwaan Cabdirashiid…
General Brice Oligui Nguema, oo hogaaminayay afgambi isbuucii hore lagu riday xukuumadii Gabon, ayaa Isniintii shalay loo dhaariyay xilka madaxtinimo…
In ka badan toban hoggaamiyeyaal Afrikaan ah iyo qaar ka mid ah dadka u ololeeya isbeddelka cimilada ee adduunka ayaa…
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Xamse Cabdi Barre iyo wafdigii balaarnaa ee uu hoggaaminayo ayaa si diirran Shalay…