Ciidamada Boliiska Soomaaliya ayaa howlgal culus oo ammaanka lagu xaqiijinayo ka sameeyay degmooyin ka tirsan gobolka Banaadir. Howlgalkaan waxaa hoggaaminayay…
Ciidanka booliska Soomaaliya ayaa gacanta ku soo dhigay nin ku eedeysan dilka wiil Bajaajle ah oo shalay lagu dilay meel…
Magaalada Garowe ee caasimadda Puntland oo ahayd Degmada kaliya ee ay ka ku harsaneyd Gobolka Nugaal Diiwaangelinta codbixiyayaasha ayaa maanta…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta shirguddoomiyay shirka Golaha Wasiirrada Xukuumadda, kaas oo todobaadkaan diiradda lagu…
Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa Maanta lagu soo dhoweyey Magaalada Baydhabo ee Xarunta…
Djoen Besselink, Doctors Without Borders/Médecins Sans Frontières (MSF) country representative for Somalia, gave the following statement today regarding fighting in and…
The reward notice was issued under the State Department Rewards for Justice Program which said in a statement that Rage…
Alle ha u naxariisto Xildhibaan Cabdiraxmaan Xaaji Maxamed ayaa u geeryoodey dhaawac xalay fiidkii dabley hubaysan ugu gaysatay magaalada Boosaaso…
Subaxnimadii hore ee maanta waxaa uu dab xooggani ka kacay mid ka mid ah suuqyada khudaarta ee magaalada Jigjiga ee…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta kumeel-gaarka ah ee Jubbaland. Madaxweynaha waxaa si…
Wakiilo ka socday dalalka Qatar, Soomaaliya, Turkey, Imaaraadka Carabta, UK iyo Mareykanka ayaa magaalada Washington ku yeeshay kulan looga hadlay…
Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Saalax Axmed Jaamac ayaa furay shir looga hadlayo horumarinta Biyaha Soomaaliya. Shirka oo ay…