Magaalada Sharm El-Sheikh ee dalka Masar waxaa maalintii labaad ka socda shirweynaha 27-aad ee Qaramada Midoobay ee sanad kasta looga…
Ururka Al-Shabaab ayaa aroornimadii hore ee saaka dhowr jiho ka soo weeraray fariisimaha Ciidanka Xoogga Dalka iyo kuwa Daraawiishta Galmudug…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo la kulmay Guddiga Qaran ee La-dagaallanka Lacag-dhaqidda iyo Ka-hortagga Maalgelinta Argagaxisada (AML/CFT)…
Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa gaaray deegaannada Wargaadhi, Geedi xeer, Xasan geedi, Qaahira, Maxaa saciid iyo Nuur dugle oo…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay Nasa Ige in uu noqdo Lataliyaha xiriirka caalamiga ah iyo…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Dhaqaatiir ka socday dalka Jabuuti oo Muqdisho u…
Wasiirka arrimaha gudaha, federaalka iyo dib u heshiisiinta Axmed Macallim Fiqi iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goordhow gaaray magaalada Xudur…
Diyaarad nooca rakaabka ah ayaa ku burburtay harada Victoria gaar ahaan gobolka Kagera ee dalka Tanzania. Kooxaha dab damiska iyo…
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay markii ugu horraysay ku guulaysatay inay xanibto akoono maaliyaddeed oo Al-shabaab ku lahaayeen xawaaladaha iyo…
Ra’iisul wasaaraha Pakistan, Shehbaz Sharif, ayaa beeniyay eedeymaha uga yimid hogaamiyaha mucaaradka ahna Ra’iisul wasaarihii hore ee dalkaas Imran Khan…
Taliska Ciidanka Xoogga dalka ayaa faah-faahin ka bixiyay khasaaraha ka dhashay qarax uu fuliyay qof isku soo xiray walxaha qarxa…
Maxamuud Cabbaas, Madaxweynaha Falastiin, ayaa ugu baaqay xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka Anthony Blinken in uu ku cadaadiyo mas’uuliyiinta Israa’iil inay…