Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyay shirka caalamiga ah ee isbeddelka Cimilada Adduunka (COP27) oo…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre oo ku sugan magaalada Jabuuti ayaa kulan kula qaatay Guriga Ummadda, Ra’iisul…
Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Jeneraal Odawa Yuusuf Raage ayaa xerada ciidanka kumaandooska Danab ee Ballidoogle waxa uu tababar ugu…
Horn of Africa country’s Religious Affairs Ministry urges public to refer to al Qaeda-linked group as ‘Khawarij,’ or deviant sect.…
Dalka Mareykanka waxaa maanta Doorasho saameyn xooggan ku yeelaan doontaa jiheynta qaranka gaar ahaan saameynta siyaasiyiinta iyo awoodda xisbiga talada…
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya kaga qeybgalay xaflad isugu jirta soo dhoweyn iyo taageerida…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre iyo wafdi hoggaaminayo ayaa maanta u ambabaxay dalka Jabuuti. Ra’iisul Wasaaraha ayaa…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Finland ee Soomaaliya, Pirkka Tapiola. Ra’iisul…
Ku-simaha Madaxweynaha Puntland Ahna Madaxweyne ku-xigeenka Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa maanta xilka ukala wareejiyey Guddoomiyihii hore ee Maxkamada Sare…
Dowladda Talyaaniga ayaa 35 nin ka hor istaagtay inay ka degaan markab soo badbaadiyay muhaajiriin doonayay in ay ku deggaan…
Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa gaaray Degmada Ceelberde ee Gobolka Bakool, halkaas oo…
Dowladda Federaalka Somaaliya ayaa faahfaahin ka bixisay dagaal saaka ka dhacay degaanka Qaayib ee Gobolka Galgaduud. Af-hayeenka wasaaradda Gaashaandhiga Soomaaliya…