Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaliyeed ee SODMA ayaa maanta oo Axad ah dakedda Muqdisho waxa ay ka amba-bixisay Markab wada…
Soomow Ibraahim iidow oo Magac afgarashada Khawariijta loo yaqaano (Macallin Soomow) ayaa saaka Isku soo dhiibey Taliska Guutada 8-aad Qeybta…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa ku dhawaaqay in bilowga sanadka cusub ee 2024 la qaadi…
Kalfadhiga 4-aad kulankiisa 6aad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka JFS oo Maanta shir Guddoomineysay Guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee Golaha Shacabka BJFS…
Isimmada Dhaqanka Puntland oo caawa kulan isugu yimaaday magaalada Garoowe ayaa ka shiray xaaladda Puntland, arrimaha doorashooyinka iyo go’aankii isimmada…
Warmurtiyeed ka soo baxay shirka geeddii-socodka hanaanka wadahadalada dowladda federalka ah ee Soomaaliya iyo dowladda Somaliland ee lagu qabtay dalka…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyqdda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta daah furay tartanka Dowlad-goboleedyada dalka iyo gobolka Banaadir oo…
Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa dhaliilay shirka Jabuuti uga socda, madaxweynaha Soomaaliya, Xassan Sheekh Maxamuud iyo madaxweynaha Somaliland, Muuse…
Wadahadalada Somaliland iyo Soomaaliya ayaa markale si rasmi ah maanta uga furmay waddanka Jabuuti, iyada oo madaxweynayaasha labada dhinac ay…
Taliyaha Saldhiga degmada Qardho Ayaanle Cabdi Maxamed ayaa gacanta ku dhigay eedeysanayaal baxsad ah oo u dhashey dalka Suuriya kuwaas…
Qabow aad u daran iyo ceeryaamo culus ayaa saameeyay isu socodka magaalada Delhi ee caasimadda Hindiya iyo qeybo kale oo…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay ka qeyb-galay dood-furan oo si toos ah ay shacabka Soomaaliyeed ugu…