Madaxweynaha dalka Masar, Abdul Fattah al-Sisi, ayaa ballan qaaday in dalkiisu taageerayo Soomaaliya, iyadoo uu taaganyahay khilaafka ka dhashay heshiiska…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shir guddoomiyey kulan degdeg ah oo ay Golaha Wadatashiga Qaran (GWQ)…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa khudbad ka hor jeediyey Baarlamaanka, waxaanu si adag uga hadlay faragelinta gurracan…
Golaha Wasiirrada Xukuummadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya shirkiisa aan caadiga ahayn ee lambar: SHGW058.01.2024 ee qabsoomay 02 Janaayo 2024, uuna shir…
Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Soomaaliya, Abshir Cumar Huruuse oo ka mid ah musharrixiinta u tartamaya xilka Madaxweynaha Puntland ee…
Golaha Wasiirada Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa beri shir degdeg ah la isugu yeeray si go’aan looga soo saaro heshiiska la…
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa u saxiixay Dowladda Itoobiya, heshiis u ogolaanaya lahaanshiyaha Badda Cas qeyb kamid ah oo…
Musharaxiinta madaxweynaha Puntland ayaa si adag uga horyimid liiska xildhibaanada baarlamaanka oo ay soo gudbiyeen guddiga xallinta khilaafadka iyo ansixinta…
Ku dhawaad 32,500 oo guri oo ku yaal ismaamulka Ishikawa ee dalka Japan ayaa lumiyay korontada, sida ay sheegtay Kyodo…
Guddiga Ansixinta iyo xalinta khilaafaadka golaha wakiilada dowladda Puntland ayaa caawa shaaciyey xildhibaanada cusub ee kamid noqonaya baarlamaanka 6aad ee…
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaliyeed ee SODMA ayaa maanta oo Axad ah dakedda Muqdisho waxa ay ka amba-bixisay Markab wada…
Soomow Ibraahim iidow oo Magac afgarashada Khawariijta loo yaqaano (Macallin Soomow) ayaa saaka Isku soo dhiibey Taliska Guutada 8-aad Qeybta…