Ururka Iskaashiga Islaamiga ayaa garab istaag u muujiyey dowladda Soomaaliya kadib is-afagaradkii ku sheegii ay magaalada Addis-Ababa ku saxiixdeen Itoobiya…
Guddoomiyaha guddiga Midowga Afrika Midowga Moussa Faki Mahamat wuxuu si dhow ula socdaa xiisadda ka dhalatay heshiiska ay kala saxiixdeen…
Afhayeenka Wasaarada Arrimaha Dibedda ee Maraykanka Matthew Miller ayaa sheegay in dawladda Maraykanku ay ka walaacsan tahay xiisadda ka jirta…
Kumannaan dadweyne ah oo ka careysan damaca Dowladda Ethiopia ee Badda Soomaaliya ayaa caawa isugu soo baxay waddooyinka Caasimadda Soomaaliya…
Raysal wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre oo xarigga ka jaray Machadka Dacwadda iyo Daraasaadka Islaamka, ayaa sheegay…
Jamhuuriyadda Carbeed ee Masar ayaa maanta ku sheegtay warsaxaafadeed ay soo saartay wasaaradda arrimaha dibadda in loo baahan yahay in…
Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa si adag uga soo horjeesatay hadalkii maanta kasoo yeeray Xoghayaha fulinta Urur goboleedka IGAD,…
Xoghayaha fulinta ee urur goboleedka IGAD, Dr. Workneh Gebeyehu ayaa walaac xooggan ka muujiyay is-bedellada u dambeeyay ee u dhexeeya…
Madaxweynaha dalka Masar, Abdul Fattah al-Sisi, ayaa ballan qaaday in dalkiisu taageerayo Soomaaliya, iyadoo uu taaganyahay khilaafka ka dhashay heshiiska…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shir guddoomiyey kulan degdeg ah oo ay Golaha Wadatashiga Qaran (GWQ)…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa khudbad ka hor jeediyey Baarlamaanka, waxaanu si adag uga hadlay faragelinta gurracan…
Golaha Wasiirrada Xukuummadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya shirkiisa aan caadiga ahayn ee lambar: SHGW058.01.2024 ee qabsoomay 02 Janaayo 2024, uuna shir…