Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saxiixay sharciga Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee burinta is-afgaradka dowladda Itoobiya iyo Maamulka…
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya XFS mudane Axmed Macalin Fiqi ayaa maanta horgeeyey…
Raysal Wasaare Xamse Oo Dowladda Sacuudiga Uga Mahadceliyey Garab-istaagga Madaxbanaanida Soomaaliya
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Boqortooyada Sucuudi Carabiya u fadhiya Soomaaliya,…
Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo khadka taleefanka kula hadlay Madaxweynaha dalka Turkiga Mudane Rajab Dayib Ordogan ayaa uga mahadceliyey…
MD Xasan: “Waxan uga mahadcelinayaa shacabka Soomaaliyeed siday uga dhiidhiyeen xadgudubka Itoobiya”
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Khudbadii Jimcaha ee kaga hadlay xadgudubka Itoobiya ee gobnimada iyo midnimada dalka iyo dadka…
Guddoomiyaha baarlamaanka Puntland Cabdirisaaq Axmed Siciid ayaa magacaabay guddiga doorashada madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka Puntland. Guddiga doorashada ayaa soo…
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay khadka taleefanka kula hadlay Madaxweyne Kuxigeenka Midoowga Yurub ahna Madaxa Arrimaha…
Dowladda Ingiriiska ayaa dib u xaqiijisay in ay ixtiraam buuxa u hayaan madax banaanida iyo midnimada dhuleed ee Jamhuuriyadda Federaalka…
Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya ayaa war ka soo saaray rabshadihii shalay ka dhacay Garoonka Stadium Muqdisho. Xiriirka Kubadda Cagta ayaa…
Dowladda Turkiga ayaa sheegtay in ay ka walaacsan tahay heshiiska is-afgaradka dhexmaray Ra’iisul Wasaaraha dowladda federaalka Itoobiya Abiy Axmed iyo…
Baarlamaanka Puntland ayaa maanta oo khamiis ah 04/Jan/2024, waxay doorteen guddoomiyaha cusub ee golaha wakiilada iyo kuxigeenadiisa 5-sanno ee socota…
Ururka Iskaashiga Islaamiga ayaa garab istaag u muujiyey dowladda Soomaaliya kadib is-afagaradkii ku sheegii ay magaalada Addis-Ababa ku saxiixdeen Itoobiya…