NEWS
(March 19, 2010)
Gudoomiyaha gobolka Bari ee u dhowaan Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr.C/raxmaan Faroole ayaa waxaa uu ka waramay talaabooyinka ay qaadayaan oo ay ku horumarinayaan gobolka. Isagoo maanta ka qayb qaadanaayay Barnaamijka
(March 19, 2010)
Maalmihi lasoo dhaafay waxaa si aad ah loo sugaayay qaabka la isku aadin doono naadiyada usoo gudbay wareega 8-aad ee Quarter finaalka ee koobka naadiyadda ka dhisan qaaradda Yurub ay
(March 19, 2010)
Waxaa duhurnimadi maanta bartamaha Koonfuurta magaaladda Gaalkacyo ee gobolka Mudug dil lagu geystay qof dhalinyaro ah. Kooxo hubeysan oo aan la aqoon cida ah ahaayeen ama haybtooda ayaa halkaas ku
(March 19, 2010)
Maamulka gobolka Sanaag ee Dowladda Puntland ayaa ka hadlay dilal dhowaan ka dhacay qaybo ka mid ah gobolkaasi oo loo geystay dad rayid oo halkaas ku sugnaa. Gudoomiyaha gobolka Sanaag
(March 19, 2010)
Guddiga Caalamiga ah ee ka kooban Qaramada Midoobay, Maraykanka, Ruushka iyo Midowga Yurub ayaa baaq si wada jir ah ay usoo saareen maanta ugu baaqay maamulka Isra’iil inuu joojiyo dhismaha
(March 19, 2010)
Waxa Taariikhdu markay ahayd 16 bishan March 2010 kasoo dagay garoonka diyaaradaha Esenboga ee Magaalada Madaxada Turkiga ee Ankara, Wafdi uu horkacayay Gudoomiyaha Barlamaanka Soomaaliya Md.Sheikh Adan Maxamed Nuur Madoobe
(March 19, 2010)
Ergaygii hore ee Qaramada Midoobay u qaabilsanaa dalka Afghaanistaan Mr.Kai Eide ayaa wareysi uu siiyey telefishonka BBC ku eedeeyey dowlada Pakistan inay caqabad ku tahay waan waantii nabadeed ee laga waday
(March 19, 2010)
Waxaa Maalinimadii Jimcaha oo ku beegnayd 5-3-2010 ayaa waxaa lagu qabtay Xaflad Abaalmarin Gudoonsiin ah oo aad u balaaran Jaamacadda University Of Mysore oo kutaala Gobolka Karnataka Gaar ahaan Magaaladda
(March 19, 2010)
Kooxaha Burcad Badeeda Soomaalida ayaa waxaa ay si daayeen Markab nooca xamuulka oo ay in mudo afduub u haysteen. Ururka NATO oo qayb ka ah howlgalka la dagaalanka Burcad Badeeda
(March 19, 2010)
Roobab Mahiigan oo si aad ah loogu diirsaday ayaa waxaa ay ka da’een magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Roobabkaasi ayaa waxaa habeenimadi xalay ila subaxnimadi hore ka curteen halkaasi,waxaana
(March 19, 2010)
Dowladda wadanka Ruushka ayaa sheegtay in ay samaynayso qorshe cusub oo lagula dagaalamaayo Burcad Badeeda Soomaalida. Wasaaradda arimaha dibadda ee Ruushka ayaa sheegtay in ay lama huraan tahay in talaabo
(March 19, 2010)
Xogheyaha arimaha dibadda ee Maraykanka Hillary Clinton ayaa shalay booqasho ku gaartay magaaladda Moscow ee caasimadda dalka Ruushka,waxaana ay halkaas u tegtay arimo la xirrira xirrirka u dhaxeeya labadda dal.
(March 19, 2010)
Waxaa Khilaaf soo kala dhexgalay wadamada Nigeria iyo Libya ee ku wada yaala Qaaradda Afrika. Khilaafkaan ayaa yimi ka dib marki Xukuumadda Nigeria ay dib u yeeratay Safiirkeedi u joogay
(March 18, 2010)
Madaxweynaha DFKM ah ee Soomaaliya Shariif Sheikh Axmed ayaa ka hadlay talaabooyinka uu damacsanyihin inuu qaado oo uu ku doonaayo inuu wax kaga qabto xaaladda iminka ka taagan dalka. Wareysi
(March 18, 2010)
Aqoon Isweydaarsigaan oo ahaa mid soconaayay labo maalmood ayaa maanta kusoo xirmay Hoolka Amal Plaza ee magaaladda Bosaaso,waxaana kasoo qaybgalay Gudoomiyaha gobolka Bari Sheikh C/xaafid Cali Yuusuf,Taliye Kuxixgeenka Booliska Puntland
(March 18, 2010)
Gudoomiyaha Barlamaanka DFKM ah ee Soomaaliya ayaa kulan la qaatay Madaxweynaha dalka Turkiga. Sheikh Aadan Maxamed Nuur Madoobe oo maalmahaan socdaal ku joogay dalka Turkiga ayaa maanta oo Khamiis ah
(March 18, 2010)
Wasiirka Amniga Dowladda Puntland Jenraal Yuusuf Axmed Kheyr ayaa ka hadlay Xaaladda Amni ee ka jirta degaanadda Puntland xilli mudooyinki lasoo dhaafay qaar ka mid ah magaalooyinka waa weyn ee
(March 18, 2010)
Wararka ka imaanaya dalka Koonfur Afrika ayaa sheegaayan in dhac loo geystay xarumo ganacsi ay ganacsato Soomaaliyeed halkaas ku leeyihin. Jariiradaha kasoo baxa dalkaasi ayaa maanta soo daabacay warbixino sheegaaya
Next Page »