Guddiga Doorashooyinka Heer Federal ayaa hakiyay qabashada doorashada kursiga summadiisu tahay HOP103 kaasoo lagu waday in lagu qabto magaalada Baydhabo.…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Xilgaarsiinta Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo kulan la yeeshay Guddiga Xallinta Khilaafaadka iyo Guddoonka Guddiga…
Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Xiriirka Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Cabdisaciid Muuse Cali ayaa maanta xilka…
Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhamaaday ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qeyb-galay Shir Madaxeedka Suuqa-wadaagga Bariga iyo Koonfurta…
Waxaa maanta xarunta Jeneraal Kaahiye ee magaalada Muqdisho lagu doortay shan kamid ah kuraasta xildhibaanada gobolada Waqooyi ee golaha shacabka…
Xildhibaan Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa markale kamid noqday Xildhibaanada Golaha Shacabka 11-aad ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Maareeye ayaa kusoo…
Wasiirka cusub ee Arrimaha Dibadda Xukuumadda Xilgaarsiinta Cabdisaciid Muuse Cali iyo Wasiir kuxigeenka cusub Maxamud Cabdi Xasan ayaa maanta lagu…
Guddigii uu Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya horey ugu xil saaray baaritaanka kiiska Sarkaalad Ikraan Tahliil ayaa warbaahinta u soo bandhigay natiijo…
Waxaa Qabuuro ku yaalla Isbitaalka Xoogga ee Magaalada Muqdisho lagu aasay Agaasimihii Radio Muqdisho Cabdicasiis Maxamuud Guuleed “Afrika” oo xalay…
Allaha u naxariistee weriye Cabdulcasiis Maxamuud Guuleed (Afrika) oo ahaa Agaasimihii Radio Muqdisho ayaa ku geeriyoodey qarax lala beegsadey gaari…
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax caawa ka dhacay meel u dhow Xarunta Wasaaradda Amniga Soomaaliya ee ku taala…
Wareegto uu soo saaray Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa waxa uuu Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga…