Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax caawa ka dhacay meel u dhow Xarunta Wasaaradda Amniga Soomaaliya ee ku taala…
Wareegto uu soo saaray Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa waxa uuu Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga…
War-saxaafadeed ay wadajir u soo saareen Hay’adaha gargaarka Qaramada Midoobay iyo Wasaaradda Gargaarka Soomaaliya, ayaa lagu sheegay in ay aad…
Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal ayaa bogaadinayay guddiyada doorashooyinka Somaliland iyo Galmudug oo bilaabay Doorashada kuraasta Gollaha Shacabka waqtigii loogu…
Safiirka Soomaaliya ee Shiinaha Cawaale Cali Kullane ayaa khudbad dheer ka jeediyay shirka 6-aad ee Madasha shacuubta Shiinaha iyo Afrika.…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Xilgaarsiinta Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo uu wehliyo Madaxweynaha Galmdug ayaa booqasho dhiirrigelin ah ugu tagay…
Ciidanka Booliiska Gobolka Banaadir oo howlgallo qorsheeysan maanta ka sameeyay deegaanka Siinka Dheer ee duleedka magaalada Muqdisho, ayaa gacanta ku…
Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliya Generaal Cabdi Xasan Maxamed Xijaar oo safar shaqo ku jooga magaalada Lyon ee Dalka Faransiiska ayaa…
Ciidamadda amaanka gaar ahaan Ciidanka NISA ee Duufaan ayaa howlgal balaaran xalay ka fuliyay Degmooyinka Hawlwadaag, Yaaqshid iyo Ceelasha Biyaha…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Xilgaarsiinta Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo Wafti uu hogaaminayo ayaa maanta safar ku tagaya Magaalada Dhuusamareeb ee…
Raysal Wasaaraha xil-gaarsiinta ee dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa xalay shir guddoomiyay shir ay aaladda fogaan aragga ku…
Raysal Wasaaraha Xil-gaarsiinta ee dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe ayaa…