Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Cismaan Abuukar Dubbe ayaa ka hadlay xiriirka u dhexeeya dowladda Federaalka iyo Kenya iyo sababta…
Guddoomiye ku xigeenka howlaha guud ee maamulka gobolka Banaadir mudane Faarax Cabdi Diini ayaa shir guddoomiyay kulan looga hadlayay qorshaha…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa guddoomiyey shirka guddiga amniga iyo Caddaaladda (CAS) oo ay ka soo…
Raysalwasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka qeyb galay daawashada ciyaarta dhammaadka tartanka Koobka degmooyinka Gobolka Banaadir. Ciyaarta ugu danbeysay…
Safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya Danjire Maxamed Nuur Tarsan oo dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho ayaa maanta kulan wadatashi…
Ciidanka xoogga dalka gaar ahaan kumaandooska Gor-gor ayaa la sheegay inay weerar qorsheysan la beegsadeen xarumo ay Al Shabaab ku…
Xoghayaha joogtada ah ee wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya Maxamed Cali Nuur oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in Soomaaliya ay…
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Hidaha iyo tacliinta sare ee xukuumadda federaalka Soomaaliya, Cabdullaahi Abuukar Xaaji ayaa maanta aaladda fogaan aragga Zoom-ka…
Ra’iisul Wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo kulan degdeg ah isugu yeeray laamaha amniga ayaa ka dhageystay warbixin…
Wasiirka wasaaradda Qorsheynta, Maal-gashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee Soomaaliya Jamaal Xassan ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Xubno ka socda Golaha Dhaqaalaha…
Wasiirka cusub ee Arrimaha Dibada ee Soomaaliya ayaa Sabtidii si rasmi ah ulla wareegay, kulan ka dhacay Xarunta Wasaaradda ayaa…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka tacsiyeey geerida dhalinyaradii caawa ku dhimatay qaraxii ka dhacay maqaayad…