Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa u magacaabay Mudane Cabdulqaadir Maxamed Maxamuud Guddoomiye Kuxigeenka Maamulka iyo Maaliyadda…
Guddoomiyaha golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa magacaabay guddi kumeel gaar ah oo soo qiimeeya…
Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa dib-u-cusbooneysiiyey cunaqabateyntii hubka ee saaran dalka Soomaaliya, golaha ayaa sidoo kale soo saaray qaraar…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay heshiiskii siyaasadeed ee doorashooyinka dadban kaas oo golaha shacabka iyo Aqalka…
Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo u diray madaxweynaha iyo madaxweyne kuxigeenka cusub ee dowlad goboleedka Hirshabeelle…
Wasiirka Gaashaandhiga Federaalka Soomaaliya Xasan Xuseen Xaaji ayaa magaalada Muqdisho kula kulmay Safiirka Mareykanka Donald Yamamoto. Kulankan ayaa looga hadlay…
Raysal Wasaare ku-xigeenka dowlada federaalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed khadar ayaa ka hadlay war-saxaafadeed ay soo saareen musharaxiinta doorashada madaxweynaha…
Musharaxiinta xilka Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya ayaa War Cusub kasoo saaray Doorashada Madaxweynaha dowladda oo lagu heshiiyay in waqtigii loogu…
Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maanta kulan la qaatay qaar ka mid ah dhallinyarada Soomaaliyeed ayaa kala…
Wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa kulan deg-deg ah isugu yeertay Diblomaasiyiinta fasax la’aanta ku jooga gudaha magaalada Muqdisho iyo kuwa…
Guddoomiyaha xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa walaac iyo kalsooni darro ka muujiyay guddiga maamulaya doorashada xubnaha labada aqal ee…
Raysal Wasaaraha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa xalay magacaabay guddiga maamulaya doorashada xubnaha labada aqal ee baarlamaanka Federaalka…