Dalka Kanada ayaa deganaansho kumeelgaar ah u ballan qaadey dhamaan dadka ay xanibtey go’aanka Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump uu ku…
Hooyo Soomaaliyeed iyo laba caruur ah oo ay dhashey ayaa lagu xanibey garoonka diyaaradaha ee Dulles Airport gobolka Virginia, waxaana…
Beno├«t Hamon ayaa ku guuleystey doorashadii Xisbiga Hanti-wadaaga ee Socialist Party ee Faransiisku ay ku dooranayeen Musharaxa u tartamaya doorashada…
Waxaa la soo geba-gabeeyey diiwaan-gelinta musharaxiinta u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya, iyadoo guddiga doorashada madaxweynaha Soomaaliya ee labada Aqal ay…
Baaritaan ay samaysey hay’adda OXFAM ayaa lagu gaadey in 8 qof oo ka mid ah dadka dunidan maanta ku nool…
Xildhibaanad Ilhan Cumar oo ka tirsan Baarlamaanka Minnesota ayaa ku tilmaamtay wax laga xumaado wareegtadii Trump ku hakiyey socdaalka muwaadiniinta…
Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Gaas oo maalmahan socdaal ku joogay magaalada Bander Bayla ee gobalka Karkaar ayaa xariga ka jaray wadada…
Maamulka Somaliland ayaa ka mamnuucay deegaanada uu ka arimiyo isticmaalka baasaboorka Soomaaliga ah, kadib amar ka soo baxay wasiirka arrimaha…
Ciidanka dowladda Soomaaliya ee gobolka Gedo ayaa dilay sarkaal sare oo ka tirsanaa maleeshiyada Shabaab, kadib howl gal qorsheysan oo…
Madaxweynaha Puntland-Soomaaliya Dr.Cabdiweli Maxamad Cali Gaas ayaa ka hadlay afduub maleeshiyada Daacish u geysatay dad shacab ah oo ku safrayay…
Maxkamad ku taala degmada Galdogob ee gobolka Mudug Puntland-Soomaaliya ayaa waxaa ay xakuno ku riday dhalinyaro kufsi u geysatay gabar…
Murashax Xaaji Maxamed Yassin oo kamid ah murashaxiinta Madaxweynaha ayaa maanta gaaray magaalada Muqdisho isagoo sheegay in markii sadexaad ugu…