Kooxda Al-shabaab ayaa dil toogasho ah ku fuliyay saddex dhalinyaro ah oo ay ku eedeeyeen inay u basaasayeen hay`ada Sirdoonka…
Hay`adda Dhakhaatiirta aan xuduuda lahayn ee MSF ayaa ku dhawaaqday in dib u bilaabayso adeegyadii caafimaad ay ka fulin jirtay…
Degmada Badhaadhe ee gobolka Jubbada hoose wararka ka imaanaya ayaa sheegaya in kooxda Al-Shabaab ay dib ula wareegeen gacan ku…
Magaaladda Muqdisho waxaa lagu soo gabagabeeyay shir labo maalmood soconayay oo lagaga tashanayo, lagagana doodayay curinta buug yaraha badqabka iyo…
Raysalwasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Maxamed Geedi ayaa maanta ku dhawaaqey in uu isaga harey tartanka kursiga Madaxweynaha Jamhuuriyadda ee…
Waxaa maanta oo Khamiis ah si toos ah u bilowdey diiwaangelinta Musharixiinta xilka Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaaliga ah ee Soomaaliya oo…
Guddoomiyihii sarifleyda lacagaha qalaad ee magaalada Hargeysa, Somaliland ayaa la sheegayaa in uu geeriyoodey kadib markii maalintii shalay Boolisku xabsiga…
Somaliland ayaa muddooyinki danbe la dalaadhacaysey sicir baraar xooggan oo dhanka maciishadda daruuriga ah, taas oo sababtey in shacabku kacaan…
Madaxweynaha dalka Mexico Enrique Pe├▒a Nieto ayaa canbaareeyey go’aanka Donald Trump uu ku gaarey in uu dhiso derbiga muranka badan…
Khasaaraha ka dhashey weerar qaraxyo iyo rasaas isugu jirta oo al-Shabaab ku qaadeen Hotel Dayax magaalada Muqdisho ayaa kor u…
Hay`adda Qatar Charity oo kaashanaysa Tadamun Social Society(TASS) ayaa deeq raashiin gaarsiisay 500 qoys oo ka mid ah dadkii abaartu…
Magaalada Bosaso ee Puntland- Soomaaliya ayaa lagu dhaawacay mid ka mid ah nabadoonada ugu caansan gobolka Bari. Nabadoonka la dhaawacay…