Wararka ka imaanaya degaanka Gacan-Maroodi oo hoostaga degmada Yubbe ee gobolka Sanaag ayaa sheegaya in halkaasi ay gacan ku haynteeda…
Xisbiyada maamula Gobollada Soomaalida iyo Cafarta Ethiopia ayaa ku biiray xisbiga talada dalka haya ee EPRDF. Codeyn xisbiga uu ku…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cabdiqaasim Salaad Xasan ayaa ka hadlay hadaladda mudooyinkii dambe kasoo yeerayay madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Xasan…
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa kulan la qaatey agaasimayaasha wasaaradaha iyo gudiyada madaxa banaan ee Jubbaland. Kulankan…
Dowladda Kuwait ayaa ugu baaqday Beesha Caalamka iyo Qaramada Midoobey in dhowraan madaxbabaanida dhuleed iyo siyaasadeed ee Soomaaliya. Nawaf Al-Ahmad,…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada kula kulmay xubno matalayey dadka ka shaqeynaayey howlaha Gurmadka Fatahaadahawebiga Shabeele…
Magaalada Muqdisho waxaa ku badan weerarrada ay geystaan dhalinyaro ka tirsan Al-Shabaab kuwaa oo bartilmaameedsada xubnaha ka tirsan dowladda iyo…
Dowladda Puntland ayaa markii u horraysay ka hadashay ciidamadii soo galay magaaladda Bosaso iyo isku hor-imaadkii dhimashada iyo dhaawaca keenay…
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo maanta ka hadlay magaaladda Hargaysa ayaa ku eedeeyay xukuumadda federaalka in dhaqaalihii caalamku siiyay…
Madaxweynaha Puntland M, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Safiirka Dowladda Ingiriiska u qaabilsan Soomaaliya Danjire Ben Fender…
Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo dib- u-heshiisiyiinta Dowladda Fedaraalka Soomaaliya Cabdi Maxamed |Sabriye ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho…
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa difaacay xubnaha cusub ee Komishanka ee ay dhawaan ansixiyeen golaha wakiillada Somaliland, waxaana uu…