Munaasabadan oo ahayd mid lagu soo bandhigyay Buug-ga Habeen-Eersi ayaa ka dhacday hoolka Shirarka ee AMAL Plaza ee magaalada Bosaaso…
Magaalada Bosaaso Waxaa lagu qabta xaflad oo ay ku qalin jabinaayeen arday wax kabaratay machadka Sooyaal oo ay xaruntiisa ay…
Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ku sugan degmada xaafuun ee gobplka Karkaar ayaa komeeray xarumaha Puntland ee…
Hay`adda Qatar Charity oo kaashanaysa Tadamun Social Society(TASS) ayaa deeq raashiin gaarsiisay 500 qoys oo ka mid ah dadkii abaartu…
Magaalada Bosaso ee Puntland- Soomaaliya ayaa lagu dhaawacay mid ka mid ah nabadoonada ugu caansan gobolka Bari. Nabadoonka la dhaawacay…
Bangiga Amal ayaa imtixaan ka qaaday 96 qof oo shaqo doon ah, kadib markii maamulka Amal bank ay soo dhejiyeen…
Shirkadda Isgaarsiinta Somtel Puntland-Soomaaliya ayaa waxaa ay daah-furtay barnaamij balaaran oo ay Macaamiisheeda ugu talagashay, barnaamijyadan oo ay shirkaddu ugu…
Madaxweynaha Dawladda Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa kormeer ku tegay tuulooyin iyo degaamo hoostega degmadda iskushuban ee gobolka Bari,…
Dowlada Puntland ayaa war kasoo saartay xaalada caafimaad ee gabar dhawaan koox dhalinyaro ah ku kufsadeen magaalada Goldogob ee gobalka…
Puntland ayaa go`aan ka gaartay sarifka lacagta doolar ah, kadib kulan ballaaran oo ka dhacay magaalada Bosaso ee xarunta gobolka…
Kalfadhigan u furmay xildhibaanada golaha deeganka degmada Qardho islamarkana ay kasoo qaybgaleen Maamulka gobolka karkaar laamaha amaanka ,masuuliyiinta wasaaradaha ee…
Taliyaha Booliiska ee degmada Goldogob ee gobalka Mudug ayaa xilka si habsami leh ugu wareejiyey Taliyaha cusub oo degmadaasi loo…