Doorashada guddoomiyaha gobolka Virginia ee dalka Mareykanka oo codbixiinteeda dhacday Talaadadii shalay ayaa ahayd mid adag isla markaana tijaabo u…
Dowladda Itoobiya ayaa ku dhawaaqday xalaad degdeg ah oo lagu soo rogay guud ahaan dalka xilli uu sii kululaanayo dagaalka…
Safaaradda Mareykanka ee Dalka Ethiopia ayaa bayaan ay soo saartay waxa ay digniin u jeedisay muwaadiniinteeda Dalkaasi ku nool oo…
Ciidamada Tigrayga ayaa sheegay in Axadii shalay gelinkii danbe ay qabsadeen magaalo kale oo istiraatiiji ah oo ku taal gobolka…
Gantaallo nooca Ballistic-ga ah oo ay Xuutiyiinta Yemen kusoo tuureen gobolka Marib ayaa sababay dhimashada iyo dhaawaca 29 qof oo…
Waxaa maanta oo sabti ah dalka Sudan ka dhacay banaanbixii ugu balaarnaa oo ay shacabka uga soo horjeedaan militariga xukunka…
Afhayeenka xoogaga fallaagada ah ayaa sheegay in ciidamada Tigreyga ay maanta oo Sabti ah qabsadeen magaalada Dessie oo ka tirsan…
Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden ayaa saaka oo Jimce ah gaaray caasimada Talyaaniga ee Rome oo uu ka furmi doono shirweynaha…
Maamulaha Facebook Mark Zuckerberg ayaa sheegay in shirkadiisu ay isu beddelayso Meta si ay u soo koobto adeegyadeeda mustaqbalka –…
Bangiga Adduunka ayaa hakiyay lacagihii uu ku bixin jiray mashaariicda dalka Suudaan, go’aankan oo jawaab u ah afgembigii militariga xukunka…
Taliyaha guud ee ciidamada Mareykanka Jeneraal Mark Milley ayaa sheegay in tijaabada hubka Shiinaha ay leedahay saameyn taariikhi ah. Jeneraal…
Hawlgalkan oo loogu magacdaray (DarkHunTOR) ayaa sidoo kale gacanta lagu dhigay lacag malaayiin Yuuro ah iyo Bitcoin, daroogo baddan iyo…